Guddoomiye Cirro Oo Fadhigii Golaha Wakiilada Ka Dhex Toosay, Daaqadana Ka Saaray Xeerkii Diiwaangelinta Ee Madaxtooyadu Soo Wal-waashay

0
Sunday September 14, 2014 - 10:46:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 887
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Cirro Oo Fadhigii Golaha Wakiilada Ka Dhex Toosay, Daaqadana Ka Saaray Xeerkii Diiwaangelinta Ee Madaxtooyadu Soo Wal-waashay

    Hargeysa(xogreebnews.com-Golaha Wakiiladda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro oo saaka ka soo laabtay safar dalka dibadiisa ah ayaa isaga oo aan la ogayn kasoo degay garoonka diyaarada isla maraasina si toosa oo n hakad lahayn u galay fadhigii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Golaha Wakiiladda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro oo saaka ka soo laabtay safar dalka dibadiisa ah ayaa isaga oo aan la ogayn kasoo degay garoonka diyaarada isla maraasina si toosa oo n hakad lahayn u galay fadhigii maanta ee Hargeysa(xogreebnews.com-Golaha Wakiiladda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro oo saaka ka soo laabtay safar dalka dibadiisa ah ayaa isaga oo aan la ogayn kasoo degay garoonka diyaarada isla maraasina si toosa oo n hakad lahayn u galay fadhigii maanta ee Golaha.Fadhigan saaka ee golaha ayaa loo balan sanaa in inta uu maqan yahay guddoomiye Cirro uu guddoomiye gudoomiye ku xigeenka Koowaad Isla Markaana Lagu Ansixiyey Xeerka Diwaan Galinta Madaniga Ah Ee Ay Wadato Madaxtooyada Silanyo.Gudomiye Cabdiraxmaan Cirro, ayaa si lama filaan ku noqoday xildhibaanada moshinka dabada ka riixaayey iyo guddoomiye ku xigeen Baashe halmar galaha soo galay waxaana ay ku noqotay naxdin baashe oo kursigii ka kici kari waayey.Cabdiraxmaan Cirro ayaa hadal markiiba ku yidhi baashe oo ku fadhiyey kursigii guddoomiyaha ” Xagaa U Durrug”intaasi kadib waxaa makrafoonka Qabsaday Xoghayada gudida Sharciyada Xildhibaan Bashiir Tukaale kaasi oo soo jeediyey in xeerka loo gacan taago.Intaasi kadib Guddoomiyaha ayaa hadlay waxaana uu golaha ku war galiyey in xeerkaay ku jiraan qodobo badan oo ka hor imanaaya Doorashada isla markaasina Xeerka dib loo dhigayo maalinta bariyana goluhu u yeedhi doono Gudida Komishanka Doorashooyinka sidaana uu goluhu ku xidhan yahay.Balse si layaab leh waxa saaka xarunta u soo galay Cabdiraxman Cirro oo anay filahaynba in uu maanta dalka Joogo.Waxaana Isla markiiba Majaraha u qabtay sida sharciga ah golaha isaga oo halkaasi kaga dhawaaqay in anay Goluhu ka doodi karin xeerkan, isla markaana dib looga celin doono golaha Wakiiladda.Waxa Isla Markiiba Qaylo Iyo Cabaad Isla Hoogsaday Kooxda Xildhibaanada Kijadda Loo Yaqaano Ee Ku Xidhan Madaxtooyda,halka Kuwa Kale Ee Xildhibaanada Xalaasha Ah Ku Magac Dheerina Sacab Ku Soo Dhaweeyeen


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured