Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Maanta Dalka Ku Soo Laabtay Kana War-bixiyay Shir Balaadhan Oo Uu Kaga Qayb-galay Magaalada Dubai “–

0
Saturday September 13, 2014 - 19:12:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 749
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Maanta Dalka Ku Soo Laabtay Kana War-bixiyay Shir Balaadhan Oo Uu Kaga Qayb-galay Magaalada Dubai “–

    Hargaysa:(xogreebnews.com-Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi ciro ayaa maanta dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa:(xogreebnews.com-Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi ciro ayaa maanta dalka Hargaysa:(xogreebnews.com-Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi ciro ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu mudo seddex cisho ah ku maqaan wadanka isutaga imaaraaka carabta oo uu kaga qayb-galay shir caalamiya oo laga wada hadlayay maalgashiga qaarada afrika,gudoomiye cirro oo saaka markii uu kasoo degay madaarka warbaahinta uga xog-waramay shirka maagashiga ahaa ee uu ka qaybgalay ayaa waxa uu ku bilaabay hadalkiisa sidan,“Saaka waxa aan ka soo noqday Wadanka imaraadka carabta oo aan kaga qaybgalaya aniga iyo wafti kale oo balaadhani shir ku saabsan maalgashiga oo loo qabtay dalalka Galbeedk Afrika ,Shirkaas oo ilaa 8 Wadan Iyo Madaxweyne yashoodii iyo madax kale iyo wasiiro-iyo dadkle oo farso yaqoono ah ay ka soo qayb-galeen,waxa kale oo ka soo qayb-galay dadk maalgashiga sameeya ,ama hanoqdaan dalal ama shirkado hanoqdaane ama baananba”, Ayuu Yidhi Gudoomiye CirroIsagoo hadalkisa sii Wata Waxa Uu yidh”waxa uu ahaa shirkaasu fooram aad u wayn oo la isugu yimi,shirkaas intii uu socda iyo intii uu dhammaday ka diba waxa aanu la kulanay masuuliyiin kala gedisan oo dalalkaas ka socday iyo qaar maalgashayaasha ka socadayba oo aanu Somaliland xaladeed uga xog-waranay dad badan ku dhiirinay inay Somaliland maalgashi ka sameeyaan,Dalalkaas dhinaca siyaasada Somaliland waanu kala hadalnay intii ugu badnay ee suurtagalka ahayd Qadiyada Somaliland iyo gooni isu taageedaba iyo xidhiidh wanagsan mid shacabi iyo mid dowladeed iyo mid baarlaanba inaynu yeelano wadamadaas ,waxa aan isleeyahay u jeedadii aanu u tagnay halkaasi way suurto gashay,Ayuu ku soo gebagebeeyay Gudoomiye Cirro Hadalkii

xogreebnews.com-office Hargeisa/somaliland


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured