MADAXWEYNE SIILAANYO AYAA SI NAXAARIS LEH MAANTA DAREEN KULA DAWAAGAY ARDAY NAAFO AH OO KA QALIN JEBIYEEY JAMACAADDA ALPHA

0
Saturday September 13, 2014 - 17:37:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 842
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWEYNE SIILAANYO AYAA SI NAXAARIS LEH MAANTA DAREEN KULA DAWAAGAY ARDAY NAAFO AH OO KA QALIN JEBIYEEY JAMACAADDA ALPHA

    Hargeisa(xogreebnews.com-madaxweyne siilaanyo ayaa ka qayb galay qalin jebinta ardayda Alpha oo saaka lo qabtay munaasibad ay ku qalin jebiyeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-madaxweyne siilaanyo ayaa ka qayb galay qalin jebinta ardayda Alpha oo saaka lo qabtay munaasibad ay ku qalin jebiyeen.
Hargeisa(xogreebnews.com-madaxweyne siilaanyo ayaa ka qayb galay qalin jebinta ardayda Alpha oo saaka lo qabtay munaasibad ay ku qalin jebiyeen.
madaxweynaha ayaa si naxaarisi ku dheehan tahay saaka ugu fooraar-saday mid ka mid ahaa ardayda naafadda ah ee dhigan jirey jamacadda
waxaanna si weyn dhacdaadi usoo jiidatay qaybaha bulshadda
oo ahaa kuwoo ldareenka la wadaagay madaxweynaha
ka Daawo sawiirkan


Waa mid kamida arday dii maanta ka qalin jabisay jaamacada alpha
Runtii Wuxuu ku dadaalay sidii uu nolosha guul Uga gaadhi lahaaa Waad aragtaaan oo waa curyaaan hadana Wuxuu dhamaystiray waxbarashadiisii
Iyadoo wasiir warancade uu arday gaas Iyo mid kale oo isna lamid ah kan uu ka shaqaalaysiiyay wasaarada Arimaha gudaha
Waxaad arkaysaan oo kale madaxwaynaheena oo ardaygaasi gacan qaadaya maan la odhan Karin waa qof naxariiis badan
xogreebnews.com office Hargeisa/somaliland


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured