WANNU TAAGEERSANAHAY QADACADDII XISBIIYADA MUCAARIIDKA AH QAADACEEN DIWAANGELIINTII MADMADOWGA LAHAYD !!!!AFHAYEENKA XISBIGA WADAANI,L,SWEDEN

0
Saturday September 13, 2014 - 17:08:37 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1053
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WANNU TAAGEERSANAHAY QADACADDII XISBIIYADA MUCAARIIDKA AH QAADACEEN DIWAANGELIINTII MADMADOWGA LAHAYD !!!!AFHAYEENKA XISBIGA WADAANI,L,SWEDEN

    Aniga oo ku hadlaya magaca xisbiga guud kan yuruub kana laanta sweden iyo weliba guddiyada sweden oo uu horeeyo gudoomiyaha guud ee laanta sweden ,waxaa aad la wada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aniga oo ku hadlaya magaca xisbiga guud kan yuruub kana laanta sweden iyo weliba guddiyada sweden oo uu horeeyo gudoomiyaha guud ee laanta sweden ,waxaa aad la wada
Ujeedo Baaq Taageero ah
Salan marka hore dhamaantiin bahda saxaafada iyo shacabka ba
Aniga oo ku hadlaya magaca xisbiga guud kan yuruub kana laanta sweden iyo weliba guddiyada sweden oo uu horeeyo gudoomiyaha guud ee laanta sweden ,waxaa aad la wada socotan in xisbiyada mucaariidka ah qadaceen diwaangeliintii la waday ,taso aay sababta xisbiyada mucaaridka ah uu qadacen aay tahay
1)Iyado aan lo soo Mariin Dariiq sax ah
2) Iyado xukuumadu ka baxday Heeshiiskii la Gadheey ee ah in sii isku Mid ah labada Diwaangeliinood lo wado
3) Iyado Hawsha diwaangeliintu aay tahay hawl aan lahayd Dhamaad iyo bilow
Sida darted aay xisbiyadu qadaceen dhamaan wixii la isku Ogg oo ay Xukuumadu ka baxday,
Hadaba haddii aanu nahay Garabka Sweden ee bahda xisbiga Wadaani Waxaa aanu sii mug leh uu taageerayiina Go"amadda aay isla gadheen labaada Xisbi qaran ,waxa aanu leenahay Haddii xukuumadu dhago yeellan wayday waa in gaabii ahaan ba xidhiidhka wada shaqeyn loo jaara ,Geesta kale waxa aanu halkan uga soo jeediinayina dhamaan shacabka Reer somaliland in meel loga soo wada jeesto nidaam Xumii-dan dalka ku habsatay,lana Garab istaago xisbiyada Mucaariidka ah sii dalka uga dhacado Doorasho xor iyo Xalaal ah Waa Mahadsanatihiin
Cantar Kidaar Cune
Afhayeenka Xisbiga Wadaani Laanta Sweden



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured