Ciidamada AMISOM oo sheegtay in ay Dileen Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayna bur buriyeen Saldhigyo Ciidan

0
Saturday September 13, 2014 - 16:56:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 789
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada AMISOM oo sheegtay in ay Dileen Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayna bur buriyeen Saldhigyo Ciidan

    Baraawe(xogreebnews.com-War-Saxaafadeed kasoo baxay Ciidamada Midowga Afrka ee AMISOM ayaa lagu sheegay in ciidankooda ay bur buriyeen Xeryo Ciidan ay lahaayeen Xarakada Al-Shabaab kuwaa oo kuyaala Deegaanka Birta Dheer iyo Badhaadhe oo katirsan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baraawe(xogreebnews.com-War-Saxaafadeed kasoo baxay Ciidamada Midowga Afrka ee AMISOM ayaa lagu sheegay in ciidankooda ay bur buriyeen Xeryo Ciidan ay lahaayeen Xarakada Al-Shabaab kuwaa oo kuyaala Deegaanka Birta Dheer iyo Badhaadhe oo katirsan
Baraawe(xogreebnews.com-War-Saxaafadeed kasoo baxay Ciidamada Midowga Afrka ee AMISOM ayaa lagu sheegay in ciidankooda ay bur buriyeen Xeryo Ciidan ay lahaayeen Xarakada Al-Shabaab kuwaa oo kuyaala Deegaanka Birta Dheer iyo Badhaadhe oo katirsan Gobolka Jubada Hoose.
Ciidamada AMISOM gaar ahaan sector 2 oo shalay howlgallo ka sameeyay deegaanka badhaadhe ayaa bur buriyay xeryo Ciidan ay Al-Shabaab ku lahayaeen Deegaankaasi , waxanale ay AMISOM sheegeen in howlgalkaasi ku dileen Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab.
War-saxaafadeed uu soo saaray Taliska AMISOM ayaa lagu sheegay in Dagaalyahanada lagu dilay weerarka ay isugu jireen ajaanib iyo Soomaali, waxaana goobta lagu bur buriyay dhamaan agabyadii ay Dagaakyahanada Al-Shabaab isticmaali jireen.
AMISOM ayaa sheegtay in Ciidamada AMISOM gaar ahaan sector 2 ay ku hoolanyihiin la dagaalanka iyo bur burin dagaalyahanada AL-Shabaab ee kusugan qeybo kamid ah Gobolada Jubooyinka , waxa ayna tilmaameen in howlgalkan uuqeyb ka yahay kuwa kasocda Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured