Guddoomiye Ku Xigeenkii Gudida Qaban-qaabada Shirweynaha Solja & Laba Xubnood Oo Is Casilay + Shirweynaha Solja oo La Filayo Inuu Dib U Dhac Ku Yimaado Iyo Xubno Cusub oo Gudida Qabanqaabada Ah oo Lasoo Doorto–

0
Saturday September 13, 2014 - 16:51:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 831
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Ku Xigeenkii Gudida Qaban-qaabada Shirweynaha Solja & Laba Xubnood Oo Is Casilay + Shirweynaha Solja oo La Filayo Inuu Dib U Dhac Ku Yimaado Iyo Xubno Cusub oo Gudida Qabanqaabada Ah oo Lasoo Doorto–

    Hargeysa (xogreebnews.com- Guddoomiye Ku Xigeenkii Gudida Qaban-qaabada Shirweynaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Najax Aadan Cunaaye, Cabdifataax Maxamuud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com- Guddoomiye Ku Xigeenkii Gudida Qaban-qaabada Shirweynaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Najax Aadan Cunaaye, Cabdifataax Maxamuud
Hargeysa (xogreebnews.com- Guddoomiye Ku Xigeenkii Gudida Qaban-qaabada Shirweynaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Najax Aadan Cunaaye, Cabdifataax Maxamuud Caydiid iyo Aadan Cabdi Ciidle ayaa ku dhawaaqay in ay iska casileen Xubinimadii guddida qaban qaabada, ka dib markii sida ay sheegeen ay xubno gudida ka mid ahi ka leexdeen Dastuurkii iyo nidaamkii lagu soo xulayay ergooyinka.Xubnahan oo is-casilaadooda u gudbiyay Guddoomiyaha ururka Suxufiyiinta Somaliland ee solja, ku xigeenkiisa iyo xoghayaha guud ayaa daaha ka fayday in xubno iyaga ka mid ahaa ay dano gaar ah ka horeysiiyeen tii suxiyiinta ururka SOLJA.Waxa ay ku doodayaan in qaabka ay ergadu ku imanayso ay u wareejiyeen xarumaha warbaahinta isla markaana ay dalaw dheer ka rideen xuquuqdii saxafiyiinta Madaxa banaan iyo waliba mihnedleyaasha. Sidaasna waxa ay ku sheegeen warsaxaafadeed ay soo saareen, kaas oo uu nuqul ka mid ahi soo gaadhay hadhwanaagnews, waxaanu u dhignaa sidan “Waxa aanu maanta oo ay taariikhdu Tahay September 13 2014 aanu iska casilnay Xubinimadii guddida qaban-qaabada shirweynaha ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja. Runtii sida magaca ku cad ururka SOLJA waxa iska leh oo ku midaysan saxafayiinta Somaliland ee meel kasta oo ay joogaan, ergaduna waxa ay ka imanaysaa uun iyaga, laakiin xubno han ka fog ka guddida qaban qaabada ayaa marin habaabiyay, waxaanay u leexiyeen oo ay xuquuqdii suxufiyiinta madaxa banaan u leexiyeen dhinaca xarumaha warbaahinta.Waxa aanu maanta laga bilaabo u cadaynaynaa cidii ay khusaysay hawshii baaxada lahayd ee aanu haynay in aanu iska casilnay” ayaa lagu yidhi warsaxaafadeedkaas.
xogreebnews.com-office Hargeisa/somalland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured