Ciidamada Kenya oo Xabsiga u taxaabay Wasiirki hore ee Gaashandhiga Somalia

0
Saturday September 13, 2014 - 16:39:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 722
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Kenya oo Xabsiga u taxaabay Wasiirki hore ee Gaashandhiga Somalia

    Nairob(xogreebnews.com-Wararka naga soo garaya Magaalada Nairobi ee Xarunta wadanka Kenya ayaa waxaay tibaxayaan in Booliska Kenya ay xabsiga u taxaabeen Wasiirki hore ee gaashandhiga Somalia aahna Gudomiyaha Gudiga Difaaca Barlamanka Somalia Xus

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nairob(xogreebnews.com-Wararka naga soo garaya Magaalada Nairobi ee Xarunta wadanka Kenya ayaa waxaay tibaxayaan in Booliska Kenya ay xabsiga u taxaabeen Wasiirki hore ee gaashandhiga Somalia aahna Gudomiyaha Gudiga Difaaca Barlamanka Somalia Xusein Carab
Nairob(xogreebnews.com-Wararka naga soo garaya Magaalada Nairobi ee Xarunta wadanka Kenya ayaa waxaay tibaxayaan in Booliska Kenya ay xabsiga u taxaabeen Wasiirki hore ee gaashandhiga Somalia aahna Gudomiyaha Gudiga Difaaca Barlamanka Somalia Xusein Carab Ciise
Ciidamada Kenya ayaa waxaay wasiirkii hore ee Gaashandhiga Somalia Xusein Carab Ciise ku soo edeyeen in u kala gudbinayay Daroogo taas oo uu in mudo ahba ka ganacsanayay sida ay sheegeen Saraakiisha Ciidamada Booliska Kenya.Waxa sido kale Ciidamada Booliska Wadanka Kenya ay Wasiirki hore ee gaashandhiga Somalia ku haystaan danbiyo kala duwan oo uu ka galay wadanka kenya .Xusein Carab Ciise ayaa waxaa hada lagu haya mid ka mid ah Saldhigayada Qarsoon ee Ciidamada Kenya ku leeyihiin Magaalada Nairobi
Sida Kismaayo24 ay heshay Wasiirki hore ee gaashandhiga Somalia Xusein Carab Ciise waxaa maxkamad la soo taagi doona Maalinta Isninta ee ay taarikhdu tahay 14 bisha .Ma jirto cid wali ka hadashay xariga Wasiirki hore ee gaashandhiga Somalia Xusein Carab Ciise hadi ay ahan lahayd Dowlada Fadaralka Somalia ama Ururada kale ee Caalamiga ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured