Qiimayn Caalamiya Oo La Sameeyay Oo Lagu Soo Bandhigay In Hablaha Soomaaliyeed Kaalinta Koowad Ka Galeen Quruxda Afrika

0
Saturday September 13, 2014 - 16:33:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 723
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qiimayn Caalamiya Oo La Sameeyay Oo Lagu Soo Bandhigay In Hablaha Soomaaliyeed Kaalinta Koowad Ka Galeen Quruxda Afrika

    London(xogreebnews.com- Qiimeyn iyo cod bixin lagu sameeyay Quruxda gabdhaha Africa ayaa loo aqoonsaday Gabdhaha u dhashaay dalka Somalia inay tahay gabadha ugu quruxda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London(xogreebnews.com- Qiimeyn iyo cod bixin lagu sameeyay Quruxda gabdhaha Africa ayaa loo aqoonsaday Gabdhaha u dhashaay dalka Somalia inay tahay gabadha ugu quruxda
London(xogreebnews.com- Qiimeyn iyo cod bixin lagu sameeyay Quruxda gabdhaha Africa ayaa loo aqoonsaday Gabdhaha u dhashaay dalka Somalia inay tahay gabadha ugu quruxda badan Afrika, taasoo kaalinta koowaad ka gashay Tobanka gabdhood ee ugu quruxda badan, qaarada, lagana soo xulay Tartanka Quruxda ee Afrika. Shabakada starrfmonline.com ayaa baahisay.Kaalinta Labaad waxaa gashay gabar Jabuutiyaan ah, halka kaalinbta saddexaad gashay gabar u dhalatay dalka Ghana. Tartankan oo ay qaban qaabisay Hay’ad Caalami oo ka shaqeysa Hawlaha Ganacsiga iyo Xayeysiinta ee Ranker ayaa waxay sheegtay inay Haweenka Soomaaliyeed yihiin kuwa ugu quruxda badan Waaradda Afrika.
Qiimeynta Hablaha ugu quruxda badan Qaaradda Afrika waxaa loo kala galay sidatan: 1.Somali, 2.Djiboutu, 3.Ghana, 4.Egypt, 5.Eritrea, 6.Morocco, 7.Kenya, 8.Rwanda, 9.Seychelles. Tartanka oo ay ka qeyb galeen Haween ka kala socday 54 waddan oo Afrikaan ah, waxaa kaalimaha ugu hooseeya ka galay dalalka kala ah:
1.Dalka Kongo (DRC) 2.Swaziland 3.Gini Bisaaw. 4.Burkiino Faso, 5.Gini, 6.Lesotha, 7.Malawi, 8.Chad, 9.Republic of Congo, 10.Afrikadda Dhexe.
Tartanka waxaa u codeeyey dadka soo booqday Shabakadda Ranker, oo iyagu gujinayey labada khaanad ee kala ahaa “Like” iyo “Dislike”.
Codbixintan ayaa waxaa laga sameeyay dad booqday bogga shabakada samaysay taasoo sawiro muujinaya haweenka qaarada Afrika lagu soo bandhigay iyadoo inta tiri ‘like’ ama ‘dislike’ ay ahayd tirada la tiriyay. Waxaana sida muuqata ugu badnaa haweenka dalka Soomaaliya dadka booqday ee gujiyay



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured