Wiilkii Saacid uu adeerka u ahaa ee Daacish oo ay wax yeello kusoo korodhay maxaa Helay.

0
Friday September 12, 2014 - 19:56:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 720
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiilkii Saacid uu adeerka u ahaa ee Daacish oo ay wax yeello kusoo korodhay maxaa Helay.

    Muqdisho(xogreebnews.com-Wiil uu adeer u yahay Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon kaasi oo la sheegey in uu ku dhintey dagaalada kooxda Daacish ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com-Wiil uu adeer u yahay Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon kaasi oo la sheegey in uu ku dhintey dagaalada kooxda Daacish ee Muqdisho(xogreebnews.com-Wiil uu adeer u yahay Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon kaasi oo la sheegey in uu ku dhintey dagaalada kooxda Daacish ee dalka Ciraaq ayaa lagu soo waramayaa in uu wali nool-yahay, islamarkaasina uu kasoo kabanayo dhaawacyo soo gaaray. Fariimo lasoo dhigey bog arrimaha bulshada oo uu leeyahay Farah Maxamed Shirdoon ayaa waxa ay muujinayaan in ay suurogal tahay in uu wali noolyahay. Dhalinyaro badan oo Soomaali ah ayaa ku biirtey kooxda Daacish.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured