“Waxaan Ahay Murashax U Taagan Xilka Madaxweynenimada Sannadka 2016-ka” Madaxweynaha Somalia

0
Friday September 12, 2014 - 19:25:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 703
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    “Waxaan Ahay Murashax U Taagan Xilka Madaxweynenimada Sannadka 2016-ka” Madaxweynaha Somalia

    Muqdisho(xogreebnews.com_Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay inuu jagada Madaxweyne Mar kale u tartami doono Doorashada 2016-ka oo uu sheegay inay qabsoomayso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com_Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay inuu jagada Madaxweyne Mar kale u tartami doono Doorashada 2016-ka oo uu sheegay inay qabsoomayso.
Muqdisho(xogreebnews.com_Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay inuu jagada Madaxweyne Mar kale u tartami doono Doorashada 2016-ka oo uu sheegay inay qabsoomayso.
Madaxweynaha oo xalay ka qayb galay Dood mudo socotay oo wax lagaga waydiinayay waxqabadkiisa muddadii labada sano ahayd ee uu xilka hayay ayaa la waydiiyay inuu yahay Musharax tartamaya sanadka 2016-ka waxaanu ku jawaabay “Haa… waxaan ahay murashax u taagan xilka madaxweynenimada sannadka 2016-ka oo ay dhici doono doorasho. Haddii doorashadaas la iiga guuleysato waxaa diyaar u ahay inaan shakhsiga la doorto ku caawiyo wixii khibrad ah.”
Xasan Sheekh oo soo hadal qaaday Shirkaddaha Shidaalka ayaa sheegay inaanay marnba raali ka ahayn in si sharci-darro ah ay shirkado shisheeye ah uga sameeyaan Soomaaliya baaritaanno dhinaca shidaalka ah, isagoo xusay inaanay shirkad aan fasax u qabin inay shidaal baaris ka sameyso dalka aanay howlgeli karin




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured