ARDAY IIB KU HESHAY SHAHAADO JAAMACADEED: TAN IYO INTII JAAMACADAHA GAARKA LOO LEEYAHAY AY KU SOO BIIREEN SAAXADA WAXBARASHADA SOMALILAND WAXA HOOS U DHAC WAYNI KU YIMID

0
Thursday September 11, 2014 - 23:45:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 827
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ARDAY IIB KU HESHAY SHAHAADO JAAMACADEED: TAN IYO INTII JAAMACADAHA GAARKA LOO LEEYAHAY AY KU SOO BIIREEN SAAXADA WAXBARASHADA SOMALILAND WAXA HOOS U DHAC WAYNI KU YIMID

    ARDAY IIB KU HESHAY SHAHAADO JAAMACADEED: Tan iyo intii jaamacadaha gaarka loo leeyahay ay ku soo biireen saaxada waxbarashada Somaliland waxa hoos u dhac wayni ku yimid waxbarashadii tayada lahayd, taasna waxa sabab u ah masuuliyiinta jaamacadaha ga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ARDAY IIB KU HESHAY SHAHAADO JAAMACADEED: Tan iyo intii jaamacadaha gaarka loo leeyahay ay ku soo biireen saaxada waxbarashada Somaliland waxa hoos u dhac wayni ku yimid waxbarashadii tayada lahayd, taasna waxa sabab u ah masuuliyiinta jaamacadaha gaarka loo leeyahay oo shahaadooyinka ardaygu uu mudada ku tabci jirey kuna kasban jirey aqoon ka ARDAY IIB KU HESHAY SHAHAADO JAAMACADEED: Tan iyo intii jaamacadaha gaarka loo leeyahay ay ku soo biireen saaxada waxbarashada Somaliland waxa hoos u dhac wayni ku yimid waxbarashadii tayada lahayd, taasna waxa sabab u ah masuuliyiinta jaamacadaha gaarka loo leeyahay oo shahaadooyinka ardaygu uu mudada ku tabci jirey kuna kasban jirey aqoon ka dhigay mid si fudud lacag loogu heli karo. Arday ka mid ah qaar laga eryey jaamacada Alpha ayaa u wareegay jaamacada New Generation taasi oo aanay markii ay jaamacada ku soo biireenayaa aanay habo yaratee lagu xidhin wax shuruudo ah oo aan imitxaana laga qaadin. Bal u fiirso ardaydan ay u hadhsanayeen mudo sanad iyo badh ah ayaa sida sawirka ka muuqata la qalin jabiyey aradaydii sanadka dhawayd baxday. Ardaydaas oo kala ahaa kuliyadaha ICT iyo Business ayaa sababta u qalin jabiyeen ahayd iyaga oo bixiyey lacag dhan $800 oo dollar iyadoo loo baahnaa ardaydani inay dhamaystaan mudadii loogu talo galay balse aanay dhamaysan tani waxay sababi kartaa mustaqbal xumo ku dhacda ardayda iyo hayaanka waxbarasho ee dalka. ALLAA MAHADLEH Xassan Cumar Cali Xassanuk@hotmail.com Tell:0634694417

ARDAY IIB KU HESHAY SHAHAADO JAAMACADEED:

Tan iyo intii jaamacadaha gaarka loo leeyahay ay ku soo biireen saaxada waxbarashada Somaliland waxa hoos u dhac wayni ku yimid waxbarashadii tayada lahayd, taasna waxa sabab u ah masuuliyiinta jaamacadaha gaarka loo leeyahay oo shahaadooyinka ardaygu uu mudada ku tabci jirey kuna kasban jirey aqoon ka dhigay mid si fudud lacag loogu heli karo.

Arday ka mid ah qaar laga eryey jaamacada Alpha ayaa u wareegay jaamacada New Generation taasi oo aanay markii ay jaamacada ku soo biireenayaa aanay habo yaratee lagu xidhin wax shuruudo ah oo aan imitxaana laga qaadin.


Bal u fiirso ardaydan ay u hadhsanayeen mudo sanad iyo badh ah ayaa sida sawirka ka muuqata la qalin jabiyey aradaydii sanadka dhawayd baxday.

Ardaydaas oo kala ahaa kuliyadaha ICT iyo Business ayaa sababta u qalin jabiyeen ahayd iyaga oo bixiyey lacag dhan $800 oo dollar iyadoo loo baahnaa ardaydani inay dhamaystaan mudadii loogu talo galay balse aanay dhamaysan tani waxay sababi kartaa mustaqbal xumo ku dhacda ardayda iyo hayaanka waxbarasho ee dalka.

ALLAA MAHADLEH

Xassan Cumar Cali

Xassanuk@hotmail.comTell:0634694417



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured