Golaha Wasiirada Somaliland Oo Fadhigoodii Maanta Ku Ansixiyay Miisaaniyad Sanadeedka 2015 Oo Dhan 250 Milyan Dollar

0
Thursday September 11, 2014 - 19:15:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 777
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wasiirada Somaliland Oo Fadhigoodii Maanta Ku Ansixiyay Miisaaniyad Sanadeedka 2015 Oo Dhan 250 Milyan Dollar

    Hargeysa(xogreebnews.com-Golaha wasiirada Xukumadda Axmed Siilaanyo ayaa meel Mariyay Odoroska Miisaaniyad sanadeedka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Golaha wasiirada Xukumadda Axmed Siilaanyo ayaa meel Mariyay Odoroska Miisaaniyad sanadeedka
Hargeysa(xogreebnews.com-Golaha wasiirada Xukumadda Axmed Siilaanyo ayaa meel Mariyay Odoroska Miisaaniyad sanadeedka Sanadka 2015-ka. Kulankii maanta ee Wasiirada ayaa lagu ansixiyay Miisaaniyada oo dhan 250 Milyan oo Dollar.
Miisaaniyadda ayaa ka badan tii sanadkii hore 30 Milyan oo Dollar. Miisaaniyada sanadkan ee Dawlada dhexe ayaa loo qorsheeyey inay noqoto 180 milyan oo Dollar, halka Ta dawlada Hoose ay ka noqonayso 70 Milyan oo Dollar isgu gayntooduna ay tahay 250 Milyan oo Dollar.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured