“Madaxweynuhu Inta Maalin Walba Tahriibaysa Ayuu Markhaati Ka Yahay” Xildhibaan Bashiir Tukaale–

0
Thursday September 11, 2014 - 18:49:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 819
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    “Madaxweynuhu Inta Maalin Walba Tahriibaysa Ayuu Markhaati Ka Yahay” Xildhibaan Bashiir Tukaale–

    Hargeysa-(xogreebnews.com-- Xildhibaan Bashiir Tukaale oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Xisbiga Waddani ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inuu Maalin walba Markhaati ka noqdo dhalinyarada Tahriibaysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(xogreebnews.com-- Xildhibaan Bashiir Tukaale oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Xisbiga Waddani ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inuu Maalin walba Markhaati ka noqdo dhalinyarada Tahriibaysa.
Hargeysa-(xogreebnews.com-- Xildhibaan Bashiir Tukaale oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Xisbiga Waddani ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inuu Maalin walba Markhaati ka noqdo dhalinyarada Tahriibaysa.
Xildhibaan Bashiir ayaa si kulul Madaxweyne Siilaanyo ugu dhaliilay in aanay Shaqo abuur u samayn Arday ka soo baxaysa Jaamacadaha Dalka laakiin ee Sanad Kasta soo baxaysa isagoo arinkaa ka hadlaya wuxuu yidhi:- “Horta in dadku wax bartaan way fiican tahay, inta wax baratay ee si dhab ah wax u baratay waan hambalyaynayaa, laakiin Maalin walba waxa Qalin jabinayaa intaa , Madaxweynihiina wuu u Qudbadaynayaa, Madaxweynuhu wuxuu Markhaati ka noqonayaa inta Tahriibaysa, ee Tahriibi doonta ayuu Maalin walba Goobjoog ka yahay, waayo dee Wax camal ah oo uu u hayaa ma jirto ama uu u Abuuray, Masuuliyaduna isaga ayay saran tahay, inuu Ummada Jaamacadaha ka soo baxaysa uu Camal u sameeyo, laakiin Haddii uu maalin walba Markhaati noqdo, Maanta Afar boqol baa Jaamacadan ka qalin jabisay, Afartaa Boqolna way Tahriibayaan dee Tahriibta ayuu Markhaati ka yahay ilayn Qalin jabin Markhaati kama Noqonayee”.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured