faysal cali waraabe oo farrin kooban kaga hadlay gar-daradda xasan sheekh maxamuud ee khayraadka dalka.

0
Wednesday September 10, 2014 - 17:06:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 935
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    faysal cali waraabe oo farrin kooban kaga hadlay gar-daradda xasan sheekh maxamuud ee khayraadka dalka.

    Hargeisa(xogreebnews.com-gudoomiyaha xisbiga Ucid faysal cali xuseen (faysal cali waraabe)ayaa qoraal kooban soo dhigay bogga uu ku leeyahay facebook kaasoo uu uu hawadda uu mariyeey.madaxweynaha soomaaliya xasan sheekh in aanuu ku mashquulin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-gudoomiyaha xisbiga Ucid faysal cali xuseen (faysal cali waraabe)ayaa qoraal kooban soo dhigay bogga uu ku leeyahay facebook kaasoo uu uu hawadda uu mariyeey.madaxweynaha soomaaliya xasan sheekh in aanuu ku mashquulin
Hargeisa(xogreebnews.com-gudoomiyaha xisbiga Ucid faysal cali xuseen (faysal cali waraabe)ayaa qoraal kooban soo dhigay bogga uu ku leeyahay facebook kaasoo uu uu hawadda uu mariyeey.madaxweynaha soomaaliya xasan sheekh in aanuu ku mashquulin somaliland balse uu shaqaadiisa sii taacad ah uu guddto.qoraalkaasina waxaa uu dhignaa sidaan
Xasan sheekh waxaan leeyahay haku mashquulin somaliland ee dal ayaa madaxwayne u tahay isaga ku mashquul waxba kaama khuseeyaan khayraatka somaliland haday shidaal tahay iyo haday macdanba tahay iyagaa la soo baxaaya aynu kala xishoon laba dal oo daris ah ayaynu nahay xushmad iyo xaqdhow kala mudan faragalinta Aad wadidna jooji raali galina ka bixi
xogreebnews.com-office Hargeisa/somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured