Maxaa Sababay In Wasiir Cukuse Merfesh-yadda Qayilaadda Uu Ka Caayo Fanaaniinta Qaranka Ee Xidigaha Geeska Oo Ka Wadaanisan Isaagga!

0
Tuesday September 09, 2014 - 20:48:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 972
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Sababay In Wasiir Cukuse Merfesh-yadda Qayilaadda Uu Ka Caayo Fanaaniinta Qaranka Ee Xidigaha Geeska Oo Ka Wadaanisan Isaagga!

    Hargeisa(xogreebnews.com_Wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyi-gelinta dhaqanka Somaliland cabdilaahi maxamed Daahir cukuse ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyi-gelinta dhaqanka Somaliland cabdilaahi maxamed Daahir cukuse ayaa Hargeisa(xogreebnews.com_Wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyi-gelinta dhaqanka Somaliland cabdilaahi maxamed Daahir cukuse ayaa muddooyinkii uu danbeeyey ku hawlan da”caayaddo u jeediyo kooxda caanku maaweelladda bulshadda ee xidigaha geeska. Wasiir dhaqan ayaa mer-feshyadda uu ku qayilo iyo guriga Khadra Daahir-ba ka wadda fadeexad- iyo cay af-lagaaddo qaawan iyo wan-jalaaddo u ka faafinaayo kooxda fanaaniinta geeska oo uu siyaasadeey-naayo kadib khalad kooban oo ay galleen dhowaan kaaso oo u sababtiisa lahaa isaaggu,markii ay dalka soo galleen koox wariyaal ah oo uu isaaggu dabadda ka riixaayey sida la sheegaynaa u ahaa shir-qool uu soo malleegay wasiirku.Kooxda xidigaha ayaa hore dawladdu ku daneeystay kadib markii qaadhanka hadda istaagay ee wadaada ceerigaabo lagu urur-saday,waxaana dhamaan-tood lo xidhay direys isku mid ah kaaso ujeedaadu ahayd in lacagta wadaada ceerigaabo inay si wanaag-san u bixiyaan shacabka reer Somaliland maadaama oo ay fanaanintani yihiin kuwoo taageero badan ka haystaa bulshadda dhex-deeda .Xukuumadda somaliland ayaa waxaa waajib ku ah inay hoos u eeg-to dhaqannada guracaan ee wasiirkani ku hawlan yahay oo aan xasarad la”aan fadhi-karayn oo marbaa cid-uun cay iyo fa-lagaaddo ku hayaa mar uu saxaafadda iyo madaxtooyadda isku diro & mar uu wasiiradda uu kala war-sheekoodda.mar uu wiilka uu madaxweynuhuu sodogga uu yahay u mer-fesh-yadda ka caayo.Fanaaniinta xidigaha ayaa hadda afka ka xidhay wasiirka fidnoobey ee aan xayadda garaney kaaso muraan laala murmo ka door-bidey in ay faraha ka qaaddaan oo aanay shideysanbaa waxaa kasoo yeesha.iyaaddo aanay xukuumaddu ka marna ka maarmi kareyn oo ay u baahan tahay mar walbaa, isaaggo wasiirkani la’ kooxdaan uu xukumadda isku direy,kooxda kale oo u bedesha isaago uu yeedhay kooxda reer jig-jiga ee dhaantaada caanka ku ah kuwaasina waxay ku wargeliyeen inay dawladda uu shaqeeyan oo anay marnaba aqbali karayn codsiga wasiirka warfaafinta Somaliland,kaaso ku adaana inay koox kale usoo taba-baraanna Somaliland,balse taasi may aqbalin kooxda dhaantadu.QalinkiiCabdi casiis Bashiir Nuur.info@xogreebnews.comTel:4144434Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured