Madaxweynaha somaliland oo Furay Qaadashada Baasaaboorka E-Passport– kii u horeeyeynaa qaatay isaaggu (daawo sawiiradda ).

0
Tuesday September 09, 2014 - 20:45:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 819
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha somaliland oo Furay Qaadashada Baasaaboorka E-Passport– kii u horeeyeynaa qaatay isaaggu (daawo sawiiradda ).

    Hargeisa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xadhiga ka jaray Qaadashada ama Bixinta Baasaaboorada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xadhiga ka jaray Qaadashada ama Bixinta Baasaaboorada
Hargeisa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xadhiga ka jaray Qaadashada ama Bixinta Baasaaboorada Cusub ee loo yaqaan E-Passport kaasi oo Muwaadiniinta Reer Somaliland ay wixii ka danbeeya Maanta qaadan doonaan.
waxaana madaxweynuhu uu noqday Qofkii u horeeyey ee qaata Baasaaboorkaasi isla markiiba waxaana halkaasi faah-faahin dheer ka siiyey Madaxweynaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, waxa kale oo isna halkaasi ka hadlay Wasiirka Maaliyada.Download DSC_0466.JPG (152.1 KB)Download DSC_0483.JPG (164.8 KB)Download DSC_0509.JPG (155.2 KB)Download DSC_0487.JPG (140.9 KB)Download DSC_0516.JPG (189.9 KB)Download DSC_0524.JPG (179.2 KB)Download DSC_0530.JPG (171.9 KB)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured