Qamar Sanaaci, Siilaanyo, Xirsi ,Xirsi Xirsi =Raysal-Wasaare,–

0
Tuesday September 09, 2014 - 20:31:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 827
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qamar Sanaaci, Siilaanyo, Xirsi ,Xirsi Xirsi =Raysal-Wasaare,–

    Hargeysa-(xogreebnews.com-Madaxweynah Siilaaanyo ayaa habeen hore cadeeyay in ay Jamhuuriyda Somaliland leedahay raysal-wasaare Kadib markii uu sidaas ku sheegay madaxweynuhu shir ay aqalka Madaxtooyada ku yeesheen golaha wasiirada iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(xogreebnews.com-Madaxweynah Siilaaanyo ayaa habeen hore cadeeyay in ay Jamhuuriyda Somaliland leedahay raysal-wasaare Kadib markii uu sidaas ku sheegay madaxweynuhu shir ay aqalka Madaxtooyada ku yeesheen golaha wasiirada iyo Hargeysa-(xogreebnews.com-Madaxweynah Siilaaanyo ayaa habeen hore cadeeyay in ay Jamhuuriyda Somaliland leedahay raysal-wasaare Kadib markii uu sidaas ku sheegay madaxweynuhu shir ay aqalka Madaxtooyada ku yeesheen golaha wasiirada iyo badhasaabada gobolada iyo degmooyinka Somaliland,halkaas oo uu Madaxweye Siilaanyo madasha ka Xusay markii nuu hadalka la wareegay in aanu hadal badan odhan doonin isgoo Tilmaamay in uu sifiican u sharax Wasiirka Wasiirasada ‘Oo ah raysal wasaara Xirsi’Madaxweyne siilaanyo ayaa si cad u qayaxay awood gaarka ah ee u leeyahay wasiirka madaxtooyada oo ay in badan shacabka Somaliland ku xaman jireen in uu ka awood badan yahay ilaa Madaxweynaha, oo ay ku tilmaameeen in uu go’aanka uu qaato lagu dhaqaajiyo Hawlaha Qaranka.Hore ayaa waxa uga soo cawday madaxweyne ku —xigeen Somaliland isagoo tilaamay in uu shaqadiisii soo farogeliyay Wasiir Qamar Sanaaci Xirsi.Dhinaca kale Shacabka Somaliland ayaa markii ay shaashadaha ka daawadeen Madaxweyne Siilaanyo oo wuxuu inbadan qarin jiray xusay, sifiicana inta uu ugu hadlay luuqad faseexa ah, Yidhi Wasiirka Wasiirada,Mudane:Xirsi ayaa dhemeeyay warkaas ee aniguu wax aan ugu noqonayaa ma jirto.Madaxweyne Siilaanyo ayaa tusay wasiirada kale in uu ka sareeyo oo uu ka awood badan yahay Xirsi.Madaxweyne Siilaanyo ayaa markii uu xilka qabtay waxa uu wasiir Xirsi u Magacaabay Jiifka madaxtooyada ka dib kacdoon badan oo kaga yimi dhanka shacabka ayaa waxa siilaanyo lagu khasbay in uu ka takhaluso magaca jiifka oo uu ka dhigo wasiirka Madaxtooyada Somaliland.Isku soo wada duuboo falkan uu ku kacay Madaxweynaha Somaliland ayaa waxa uu si cad daaha uga fayday Qabyaaladii lagu Xaman Jiray Madaxweyne Siilaanyo, oo uu imika si toos ah u Cadaystay, islamarkaana wuxuu Madaxweynuhu ku gafay Sharciga iyo Dastuurka Qaranka Somaliland oo aan Haba yaraatee aanay ku xusnayn inuu Jiro Raysal Wasaare.xogreebnews.com-office Hargeisa/somaliland


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured