Dhalinyarada Beesha Muuse Cabdalle Oo Kalsoonidii Kala Noqday Gudoomiye Ku-xigeenka Gobolka Saaxil

0
Tuesday September 09, 2014 - 19:35:22 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1284
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalinyarada Beesha Muuse Cabdalle Oo Kalsoonidii Kala Noqday Gudoomiye Ku-xigeenka Gobolka Saaxil

    Dhalinyarada Beesha Muuse Cabdalle (Habar Yoonis) ayaa waxay kalsoonidii kala noqdeen Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Saaxil Mudane:Khadar Cali Cilmi Shir ay ay ku yeesheen Hotel KAAH ee Magaalada Hargeysa ayaa waxay dhalinyarada Beesha Muuse Cabdall

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhalinyarada Beesha Muuse Cabdalle (Habar Yoonis) ayaa waxay kalsoonidii kala noqdeen Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Saaxil Mudane:Khadar Cali Cilmi Shir ay ay ku yeesheen Hotel KAAH ee Magaalada Hargeysa ayaa waxay dhalinyarada Beesha Muuse Cabdalle ku
Dhalinyarada Beesha Muuse Cabdalle (Habar Yoonis) ayaa waxay kalsoonidii kala noqdeen Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Saaxil Mudane:Khadar Cali Cilmi Shir ay ay ku yeesheen Hotel KAAH ee Magaalada Hargeysa ayaa waxay dhalinyarada Beesha Muuse Cabdalle ku shaaciyeen inay kalsoonidii kala noqdeen Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Saaxil Khadar Cali Cilmi, iyagoo ku eedeeyay inuu ka hor yimid danaha Guud ee Beesha, islamarkaana ku kacay waxyaabo lidi ku ah Beesha uu ka soo jeedo, sidaasi daraadeed wixii imika ka dambeeya aanu Matali Karin Beesha.Dhalinyarada shirkan qabatay ayaa waxay tilmaameen in uu Gudoomiye ku-xigeenka gobolka saaxil afartii sano ee uu xilka haya aanu jirin waxa horumarin ah oo uu ka qabtay degaanada uu ka soo jeedo ee hoos taga gobolka saaxil isla markaan aya ku tilmaameen mid fadhiga lacagata ku qaata oo aan metelin cidna, Madaxweynaha Somaliland waxa aanu ka Codsanayaan inuu Xilka ka Qaado islamarkaana uu ku soo badalo Siyaasiyiinta Matasha Beesha Muuse Cabdalle.
Dhinaca Kale Dhalinyarada Beesha Muuse Cabdalle ayaa si weyn u soo dhaweeyay Shirka ay dhawaan Beeshu yeelan doonto Maalinta Salaasada Ee Tobanka Bishan, kaas oo lagaga hadlayo Danaha Beesha
cabdi saxafi
csaxafi@gmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured