Fooq binadiisu ka socoto Badhtmaha Berbera oo Laba Mitir galay Wadada oo Marwada Madaxweyne Siilanyo dhisanyso,Yaase maalgeliyay!.

0
Tuesday September 09, 2014 - 18:18:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 892
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fooq binadiisu ka socoto Badhtmaha Berbera oo Laba Mitir galay Wadada oo Marwada Madaxweyne Siilanyo dhisanyso,Yaase maalgeliyay!.

    Hargeisa-(xogrebnews.com-eMarwada Madaxweyne Siilanyo Amina Weris Jirde oo hogaaminaysay Raxan wasiiro ah oo ka tirsan Golaha xukumada Somaliland ayaa shalay safar gaaban ku tagtay magaalada Berbera

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa-(xogrebnews.com-eMarwada Madaxweyne Siilanyo Amina Weris Jirde oo hogaaminaysay Raxan wasiiro ah oo ka tirsan Golaha xukumada Somaliland ayaa shalay safar gaaban ku tagtay magaalada Berbera
Hargeisa-(xogrebnews.com-eMarwada Madaxweyne Siilanyo Amina Weris Jirde oo hogaaminaysay Raxan wasiiro ah oo ka tirsan Golaha xukumada Somaliland ayaa shalay safar gaaban ku tagtay magaalada Berbera
Marwo Aamina weris ayaa goobahay shalay soo indha-indhaysay waxaa ka mid ahaa Dhismo fooq laga binaynaayo badhtamaha magaalada Berbera oo Marwadu hadda mulkiyadiisa leedahay kaas oo cabir dhan laba mitir iyo weliba jarjar wadada galay.Bogcada Binada fooqu ka socota ayaa waxaa laga dumiyey Guri yar oo uu mar degaanan jiray Mayorkii hore ee Berbera Cali waraabe balse uu lahaa alla ha u raxmadee Eng.Cali jirde oo ay marwada madaxweyne Siilanyo walaalo ahaayeen.
Binadan ama Fooqana ayaa sida xoggo Warfidyeenka Qarannews helay tibaxayaan waxaa maalgelinaya oo lacagtana todobaad todobaad u shuba maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Cali Xoor-xoor oo qandaraas ku siiyey shirkada gaar loo leeyahay,calaashaan waxaa lagu dhisaa hantidii Ummadda ama canshuurta Qaranka ee laga ururiyo Ganacsatada wax kala soo degta Dekeda Berbera.Taa ka sakow marwo Amina Weris ayaa intii ay Berbera ku sugnayd waxay booqatey oo u kuurgashay dhismaha dhawr Dayr oo waaweyn oo gebagebo ku dhaw oo marwadu lafteedu leedahay oo isla Dekeda Berbera kharashaadka dhismaha bixisay.


Qarannews


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured