Xisbiga Waddani Oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Eedeeyay Inuu Ku Dhawaaqay Ra'isal Wasaare Sharci Darro Ah

0
Tuesday September 09, 2014 - 16:28:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 880
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Waddani Oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Eedeeyay Inuu Ku Dhawaaqay Ra'isal Wasaare Sharci Darro Ah

    Hargeysa(Xogreebnews)Gudoomiyaha ahna Gudoomiye xigeenka 1-aad ee Waddani ayaa Madaxweyne Axmed Siilaanyo Ku eedeeyay inuu dalka u sameeyay Ra’isal wasaare Sharciga baalmarsan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews)Gudoomiyaha ahna Gudoomiye xigeenka 1-aad ee Waddani ayaa Madaxweyne Axmed Siilaanyo Ku eedeeyay inuu dalka u sameeyay Ra’isal wasaare Sharciga baalmarsan.

Hargeysa(Xogreebnews)Gudoomiyaha ahna Gudoomiye xigeenka 1-aad ee Waddani ayaa Madaxweyne Axmed Siilaanyo Ku eedeeyay inuu dalka u sameeyay Ra’isal wasaare Sharciga baalmarsan.

War qoraal ah oo uu soo saaray ayuu ku sheegay in hanaankani meel ka dhac ku yahay hanaanka Saami qaybsiga iyo awood qaybsiga ee Somaliland ku dhisan tahay.

Hadalka Waddani ayaa daba socda Madaxweyne Siilaanyo oo dhawaan kulan uu la yeeshay Badhasaabada iyo Maayarada dalka u sheegay in Mawduuca lagaga hadlayay kulanka uu u sharaxay Wasiirka Wasiirada oo uu ula jeeday Wasiir Xirsi.

“ Somaliland Waa Dal Dimuqraadiyad Ku Dhisan Maadaama Oo Madaxweynaha Iyo Madax Weyne Xigeenku Si Isku Mida Loo Soo Doorto Oo Midna Midka Kale Aanu Xilka Ka Qaadi Karin. Madaxweyne Ahmed Siilaanyo wuxuu Ku Dhawaaqay Ra’iisal Wasaare (Wasiirka Wasiirada) Kaas Oo Ah Sharci Daro Isla Markaana Xadgudub Ku Aha Dastuurka Iyo Shuruucda Dalka Islamarkaana Ka Hor Imanaysa Saami Qaysbiga Somaliland Ku Soo Caano Maashay” Ayuu qoraalkiisa ku yidhi Axmed Muumin Seed.

Gudoomiye xigeenka waddani waxa uu Madaxweynaha iyo inta ka ag dhaw ku eedeeyay inay Somaliland kala dirayaan islamarkaana darafyada laga qadiyay Saamigii ay xaqa u lahaayeen.

“Madaxweyne Siilaanyo Iyo Inta Ka Agdhawi Dalkii Way Burburiyeen Bariga Dalka Sidaad Wada Ogtihiin Waxaa Dowlad Ka Samaystay Cali Khaliif Galaydh Xukumada Siilaanyana Way Ku Saaciday, Galbeedkana Waxa Lagu Khasbayaa Inuu Samaysto Maamul Goboleed Aanu Rabin.

1. Mar Hadii Salaadiintoodi La Dhaqaysan Waayey

2. Madaxwyne Ku Xigeenkiina Xilkisii Cid Kale Loo Magacaabay ( Wasiirka Wasiirada)

Afka Carabiga Waxaa Lagu Yidhaa Ra’iisal Wasaare Ingiriisigana Prime Minister Somaaligana Wasiirka Wasiirada Ama Wasiirka Koobad Sidii Madaxweynuhu Ka Shaaciyayey Warbaahinta, Wuxuu U Magacaabay Xirsi Xaaji Cali Ra’iisal Wasaare Sharci Daro Ah Loona Baahan Yahay In Lagula Xisaabtamo Madaxweynaha Oo Baarlamanka Shacabka Matalaan Ku Inbiij Gareeyaan Inta Aanay Bulshada Gaadhin In Ay Gacanta Iskula Tagaan.

Md.Axmed Muumin Seed ………………………………………

Ku Simaha Gudoomiyah Xisbiga WADDANI Ahna Gudoome Ku Xigeenka 1aad




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured