Taliye Kuxigenkii Nabadsugida G/Banaadir oo Qarax Miino Lagu Dhawacay

0
Monday September 08, 2014 - 19:56:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 830
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye Kuxigenkii Nabadsugida G/Banaadir oo Qarax Miino Lagu Dhawacay

    Muqdisho(xogreebnews.co,-War hada naga soo gaaraya ayaa waxaa uu sheegayaa in qarax miino uu kadhacay degaanka siinka dheer Ee Muqdisho kaas oo lala Eegtay qaar katirsan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.co,-War hada naga soo gaaraya ayaa waxaa uu sheegayaa in qarax miino uu kadhacay degaanka siinka dheer Ee Muqdisho kaas oo lala Eegtay qaar katirsan
Muqdisho(xogreebnews.co,-War hada naga soo gaaraya ayaa waxaa uu sheegayaa in qarax miino uu kadhacay degaanka siinka dheer Ee Muqdisho kaas oo lala Eegtay qaar katirsan ciidamada hay’ada nabad sugida Qaranka somaliya. Wararka Aynu heleeyno Qaarkood ayaa sheegaya in qaraxaasi miino uu kudhaawacmay Taliye kuxigeenkii Nabadsugida Gobolka Banaadir C/Fataax ibraahim Sabriye Shaawey. C/Fataax Shaawey ayaa lashegay in uu qaab gurmad ah ugu socday kolonyo ciidamda AMISOM oo Lagu weraray Qarax Ismiidaamin ah oo kadhacay degaanka xaawo cabdi Ee Duleedka Muqdisho.
Taliyaha ayaa lasoo shegayaa in hada dhaawaciisa lagu dabiibayo isbitaalada Muqdisho qaarood,Gudoomiyaha G/Shabellaha Hoose C/Qaadir Maxamed Nuur Sidii Ayaana warbaahinta Dhinaciisa u Xaqiijiyay in uu Dhaawacmay taliye Kuxeenka Hay’ada Nabadsugida Qaran Ee Gobolka Banaadir.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured