dawladda soomaliya oo xabsiga dhigtay Nin ka yimid Israa’iil oo lagu qabtay Xamar

0
Monday September 08, 2014 - 19:37:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 827
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    dawladda soomaliya oo xabsiga dhigtay Nin ka yimid Israa’iil oo lagu qabtay Xamar

    Muqdisho(xogreebnews.com-wata baasaboorka Soomaaliya oo ka yimid magaalada Tel Aviv ee Israa’iil ayaa lagu qabtay magaalada Xamar, waxaana lagu wadaa baaris.Ninkani waxa uu dhalasho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com-wata baasaboorka Soomaaliya oo ka yimid magaalada Tel Aviv ee Israa’iil ayaa lagu qabtay magaalada Xamar, waxaana lagu wadaa baaris.Ninkani waxa uu dhalasho Muqdisho(xogreebnews.com-wata baasaboorka Soomaaliya oo ka yimid magaalada Tel Aviv ee Israa’iil ayaa lagu qabtay magaalada Xamar, waxaana lagu wadaa baaris.Ninkani waxa uu dhalasho ahaan kasoo warbaahinta u sheegey Jeneraal Gaafoow oo ah madaxa laanta socdaalka .Baasaboorka Soomaaliya, waliba kii hore ee cagaarnaa oo ah kan uu wato ninkani ayaa waxaa ku qoran in aanan lagu aadi karin dalka Israa’iil maadaamaa uu yahay dal midabtakoor ku dhisan oo lahaystayaal ay u yihiin malaayiin reer falastiin ah.Lama oga sida uu ninkani ku heley baasaboorka, iyo waliba sida ay ugu suurogashay in Israa’iil uu degenaansho ku joogo, iyo waliba fiiso iyo waxa uu kasoo dooney Soomaaliya.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured