Madaxweyne Ileey oo Jigjiga Kusoo Laabtay Iyo Dareenadda ku Xeeran Khilaafkii Maamulkiisa

0
Sunday September 07, 2014 - 19:11:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 893
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Ileey oo Jigjiga Kusoo Laabtay Iyo Dareenadda ku Xeeran Khilaafkii Maamulkiisa

    Hargeysa(xogreebnews.com-)-Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida, Cabdi Cumar, ayaa shalay si lama filaan ah ugu soo laabtay Jigjiga kadib markii u hal habeen oo kaliya ku maqnaa Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka itoobiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-)-Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida, Cabdi Cumar, ayaa shalay si lama filaan ah ugu soo laabtay Jigjiga kadib markii u hal habeen oo kaliya ku maqnaa Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka itoobiya Hargeysa(xogreebnews.com-)-Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida, Cabdi Cumar, ayaa shalay si lama filaan ah ugu soo laabtay Jigjiga kadib markii u hal habeen oo kaliya ku maqnaa Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka itoobiyaHogaamiyaha kililka ayaa Khamiiste u sheegay Wariyeyaasha maxaliga ah ee gobolka in uu ka qayb-galiyo shirka EPRDF oo lixdii bilood mar la qabto. inkasta oo sida lagu xusay Warbaahinta DDSI shirka lagu waday in uu dhaco Isniinta soo socota.Waxa kaloo xusid mudan, in Madaxweynuhu wali la tacaalayo khilaaf hadheeyey masuuliyiinta ugu sareysa ee dawladiisa. Xurguftan oo ragaadisii shaqadii loo hayey shacabka ayaan wali wax xal ah loo helin.

Dhanka kale, warar aan si rasmi ah loo shaacin ayaa tibaaxaya in uu Madaxweynuhu iclaamiyey shir ay yeeshaan gollaha Wasiirada ee Xukuumadiisu. Wax faahfaahin ah lagama hayo ujeedada shirka, balse waxaa hubaal in gollaha wasiiradu u qaybsan yahay labada garab ee is khilaafsan taaso saameyn ku yeelan karta go’aanada la doonayo in la hirgaliyo.Yool


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured