Dallada SYNA oo Dhalinyarada Somaliland iyo Kuwa Caalamka kaleba ku Hambalyaysay Xuska Maalinta Dhalinyarada Addunka oo maanta ku beegan–

0
Sunday September 07, 2014 - 17:59:08 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dallada SYNA oo Dhalinyarada Somaliland iyo Kuwa Caalamka kaleba ku Hambalyaysay Xuska Maalinta Dhalinyarada Addunka oo maanta ku beegan–

    Qarnigaynu joognaan bulshada qawl udirayaaye Tixdan qayr udood loo baxshee qaladka reebaysa Mutafoow intaad qaybisood qudhuga faalooto

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarnigaynu joognaan bulshada qawl udirayaaye Tixdan qayr udood loo baxshee qaladka reebaysa Mutafoow intaad qaybisood qudhuga faalooto Qarnigaynu joognaan bulshada qawl udirayaayeTixdan qayr udood loo baxshee qaladka reebaysaMutafoow intaad qaybisood qudhuga faalootoQofkastoo walaalkeena sii qabo intay gaadhoCarrab kiyo qalbigu waa kuwii qoomamkii rogayeIyagaa arwaaxdana qariba qoola oodila eeIyagaa qasaaraha ku rida dhaca qiyaamaha eeMarna qayrka guushiyo kartida qalabka weeyaaneeIyagaa janada qaaliga ahquruxda aanguurinInkastooy qoraal tahay hana sababta qaabayneeMarba kaad kuqabataan ayeeysoo qadimayaaneCarrabkiyo qalbigu waa daraan mirir qadoodayneQabta oointaad laylidaanqabaw kuoodeeyaQadaf kana kaceli cayda yeyqalin walaalkoodeeQalqalooca yey kuula baran qabo awoodaadaQiso ugadhac dunidani inay qalabad guuraysoOoqawlka kiisii haboon qalinku sheegaayoQabadkuna ayaantaa kubado qoomamiyo ciileQosolkana yaree ruuxdu yey kula qab waynaaneQabri inay gelaysana usheeg qaafil yeey noqoneQasab kaga dhig soontana inaad qaado faralkeedaIyo qaar sunna ah ooku xidhan qaabka nebigeena (scw)intaan mawdku kaa qaban kuhay qirada tawxiidkaQudhunkiyo faxshigu waa kufriga qabaradoodiiyeBilqusuus na dhalinyaro qadari qodobadaan sheegayAdiguu ninkii qalad rabaa kugu qudhaabtaayeQaska kii sameeyaa aduu qoolku geliyaayeQudhunkiyo faxshigu waa kufriga qabaradoodiiyeDhalintii badh baaqaayisoo qubay akhlaaqdiiyeQalbiyada kanaafoobay oonxumo qalaynayneeQof islaama adigoo ah ooqaadir kuarkaayoOoqaab laguu uumay ooqurux laguu yeelayQalbigaaga shaydaan kadhigin qolada gaalowdayQumanaan miyaad moodaysaan sigiska qaaqaawanQudhunkiyo faxshigu waakufriga qabaradoodiiyeAdoo qurub xalaalo kuyimi qaadi meherkiisaBiritana qulqulayo dhexgeli helqubuureedkaIndhuhuna waxaad qabatay bay qiri markaad diidoQumanaan miyaad moodaysaan sigiska qaaqaawanQudhunkiyo faxshigu waa kufriga qabaradoodiiyeQaabilaad siyaasadi gashay qadad maleegaaneQunyar inaad gashay doonayaan qariyo haadaaneQafuurow raxmaanow hadee qolada baydhbadhaInta beled qayirantee alloow cadawgu qoolaayoQarqarsiga kuwaa lagu hayeen sheegan karan quudka kKuwa qaarba qaarlu diree kalaqamaadaayaIntadhiig islaam qubanayseen qiila lagu haysanQaskadhacay qabuuraha fatahay qoriga reemaayaMuslimiinta eebaw quwee qarada liicaayaTaladoodu wayqeedhintee qaxar hadhaafaneQaraarka haku gaadhaan inay qumisutaagaaneQushuucdada eebawkubeer hana qaqaboobaane

Waayadan dambe waxaa lacaadaystay waxyaabo kabaxsan akhlaaqda islaamka
waxaa diyaarisayAbwan layla maxamed siciidSaudi Arabiya


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured