FAALLO: Madaxweyne Siilaanyo Gudiyadda Is-daba Joogga Ah Ma Il-buu Iskaaga Gartay Mise Talladda Ayeey La Wadaagan ?

0
Saturday September 06, 2014 - 18:45:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 825
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FAALLO: Madaxweyne Siilaanyo Gudiyadda Is-daba Joogga Ah Ma Il-buu Iskaaga Gartay Mise Talladda Ayeey La Wadaagan ?

    Hargeisa(xogreebnews.com_Ilaayo maalintii u tallada wadanka la wareegay,madaxmweyne axmed siilaanyo ayaa waxaa isaa-soo-taraaya dhawaca-maamul ee xil gudaasho la”aaneed ee shaqadda madaxweyne siilaanyo.waxaana uu xilka la wareegay 2010 july 27

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Ilaayo maalintii u tallada wadanka la wareegay,madaxmweyne axmed siilaanyo ayaa waxaa isaa-soo-taraaya dhawaca-maamul ee xil gudaasho la”aaneed ee shaqadda madaxweyne siilaanyo.waxaana uu xilka la wareegay 2010 july 27-keedi,tan iyo wakhtigaas waxaa

Hargeisa(xogreebnews.com_Ilaayo maalintii u tallada wadanka la wareegay,madaxmweyne axmed siilaanyo ayaa waxaa isaa-soo-taraaya dhawaca-maamul ee xil gudaasho la”aaneed ee shaqadda madaxweyne siilaanyo.waxaana uu xilka la wareegay 2010 july 27-keedi,tan iyo wakhtigaas waxaa shaqaadiisa ku lammaana mar walbaa waxaa uu ugu yeedhay madaxweyne siilaanyo,guddi joogta noqotay.taaso ku ladhneyd wax kastaa oo ku ad-kaadda madaxweynaha.

Madaxweyne siilaanyo maalintii u horeysay ee u ku dhawaaqay liiska gollaha wasiiradda ee xukummadiisu ka koobnaan doonto oo ahayd labaatan xubnood,taasina waxaa saluug saami qaybsi ka muujiyeey Beelaha Somaliland degga,waxaana magaallooyinka dalka ka dhacay mudaharaad aan kala go’iin maalmo badan. Taaso daba-socotay kadib dadkii hal-ganka usoo galay hanaashadda kursiga doorka weyn ku lahaa oo iska arki waayey liiska madaxweynaha ee gollaha wasiiraadda oo ahayd markaas mid kooban oo ahayd laba iyo labaatan wasiir oo keliya iyo lix ku xigeen.

Muraannaddi halkaas ka dhashay waxaa uu madaxweyne siilaanyo qaaday tallaabbo ugub ku ahayd dalka oo taaso ahayd kadib markii u magacaabay guddi ka kooban wasiiro kuwaaso u kuur-galla cabaashadda beelaha.iyaddo gudidaasi aanay keeniin wax tallaabbo ah oo madaxweyneha faraysaa inuu markaa laga reebbo inuu madaxweynuhuu kala saarro wasaaradda mid isku ahaa markii hore.

Madaxweyne siilaanyo ayaa tiraba dhawr jeer magacaabay guddiyo ka kooban wasiirro oo ahaa kuwo u adeegga isaagga oo ka amar-qaatta .mana keenaan wax lagu qanco markaa laga reebo goo-aanno looga soo dhiibo madaxtooyadda oo ay bulshadda la hor yimmaadaan, sidaas waxaa caad lagu saarra arrintii lo baahnaa inuu madaxweynuhuu wax ka qabto

Cabaashooyinka bulshadda ayaa maalin-ba ta ka danbeysaa isaa-soo taraysaa,iyaago haday la kulmaan madaxweynaha aan kala tagin wax ay ku far-xaan isaago arrinkooda ku marin habaabiya gudibaan u saaray,waxaanna u danbeysay dhacdaadi dagaal ka sababtay ee u dhaxaysay laba beelood oo walaalo ah.kuwaaso khilaaf ku dhex-maray deegaanka bali-diiriye ,taasi waxaay sababtay inuu madaxweyne siilaanyo saaro gudiyo aan ka looga soo dhiibay madaxtooyadda, isaago muraanku u dhaxeeyey beesha madaxweynaha iyo beel kale .

Go”aankii ay wasiiraddu kazoo saareen bali diiriye waxaa si weyn ganafka ugu dhuftay odaayashi beesha arab oo ku Tilmaamay mid aan marnaba la aq-bali karayn,waxaana mar kale dhacday dagaal sababay in ay ku dhawacmaan saraakiil sare oo ka tirsaneyd ciidamada qaranka.iyaaddo taasi jirto ayaa waxaa todobaadka u siilaanyo gudi ay weyd ku tilmaameen reer aw-daal uu saaray.waxaana laga fili karaaba ay liitaan oo laguma qanci karo waxaa sidaas yidhii mid ka mid ah dad ay wax ka weydiisay shabakadda warar ee xogreebnews.com-sidoo oo kale waxaa mid kale yidhii waxaa madaxweynaha la gudbooneyd inuu haddu guddi saaraayo inuu saarro odayaasha kale ee Somaliland iyo culimadda sidaa sheikh maxamed cumar Dirir ,sheikh Mustafe .sidaa sheikh maxamed Aadan iyo kuwaa la mid ka ah-baa waxaa la fili kari lahaabba waxaa ay ahan lahaydn wax lagu qanco laakiin dee kuwii laga cawday sidaa ay shaqaalaha u qaateen ayuu gudida hor-seed uga dhigay.

Isku soo wadaa duubo dad weynaha reer Somaliland ayaa arrinta u arkaa qawdaa maqashi waxna ha u qaban .gudidana ku micneeyey gabaygii gaariye.nin dawee la leeyahay danbi uu badh-leeyahay xaalka doon la leeyahay isaaguu u daran yoo inuu daaro,ma ogola daraanta mililka leh”

Qalinkii

Cabdi casiis Bashiir Nuur.

info@xogreebnews.com

Tel:4144434

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured