Xisbiga Waddani oo ka digay in la marin habaaninayo Cabashadii Reer Awdal iyo Salal

0
Saturday September 06, 2014 - 16:47:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 807
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Waddani oo ka digay in la marin habaaninayo Cabashadii Reer Awdal iyo Salal

    Hargeisa(xogreebnews.com-XISBIGA WADANI OO KA DIGEY IN LA MARIN HABAABIYO CABASHADII REER AWDAL IYO SALAL

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-XISBIGA WADANI OO KA DIGEY IN LA MARIN HABAABIYO CABASHADII REER AWDAL IYO SALAL
Waxaad wada ogsooneydeen baryanba in madaxweynaha ay dul fadhiyeen ergo culus oo madaxdhaqameed iyo qaybaha kale ee bulshada ku dhaqan gobollada awdal iyo salal ooka sugayey jawaab cabasho fool ka fool ay ugu gudbiyeen waxay ku qaadatey sugidii maalmo badan waagii baryaba wuu uga dhawaa waagii tagey oo waxay is lahaayeen waa maanta iyo jawaab san
Waxa kale oo yididiilo ina galisey inteena kale iyo iyagaba markii la yidhi cabashdii odayaasha waxa ka wada hadley M/weynhii iyo ku xigeenkiisii waxaana qof kastaa ku fakirey in haddii labadii masuul ee dalka ugu sareeyey kawada tashadeen arinkii dhamaa odayaashuna jawaab fiican hele
Waxaan marnaba la fileyn gudi wasiiro ah ayaa loo magacaabey iney soo baadhaan waxa ka runta ah cabashada madaxdhaqameedka waayo iyada lafteeda ayaa meel ka dhac cabasho cusubna leh .ta kale hadii M/weynuhu arinrta cid u saarayo waxay ahayd in loo saaro cid odhan karta waar khalad baa jra odayaasha waa runtood kuwanu dee kuma dhacaan ta kale cabashadu inta badan waxay ku socotaa waxa ay wasiiradu wakiilka uga yihiin qaranka iyo M/weynahaba.
Hadaba taasi waxay ka dhigan tahay
NIN DAWEE LA LEEYAHAY DANBI UU BADH LEE YAHAY XALKA DOON
LA LEEYAHAY ISAGAY U DARANTOO INUU DAARO MA OGALA DAARAANTA MILILKA LEH .Xisbga mucaaradka ah ee wadani waxa uu hore ugu taliyey in cabashada odayaasha iyo bulshadooda wax dhab ah laga qabto iyaga oo reer awdal dalkan iyo inuu qaran ahaado wax badan u hurey hor moodna ka ahaayeen geedi socodkii qarankan. Hadaba waxaan leenahay yaan arintii Baliga DIIRYE GUULEED oo kala laga dhigin yaan arrinta cid aan ehel u ahayn gacanta loo galinin waar hooy yaan hadhow la odhanin go,aankii wasiirada waa ka noqo iminka ayey dhawdhawdahaye haloo saaro gudi madax bannaan oo golayaasha qaranka xisbiyada qaranjka iyo cidii kale ee lagu tuhmayo iney wax san ka gaadhi karto arrintaas
Cheif Caqil Cabdi Guuleed Gaboobe
Xohayaha dhaqanka iyo hiddaha xisbga mucaaradka ah ee wadani



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured