Al-shabaab oo lo doortay hoggaamiye cusub oo bedeli doona axmed godane

0
Saturday September 06, 2014 - 16:32:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 982
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-shabaab oo lo doortay hoggaamiye cusub oo bedeli doona axmed godane

    Kismaayo(xogreebnews.com- Nin ay qaraabo dhow yihiin Axmed Godane oo ahaa hogaamiyihii Alshabaab ee la diley ayaa la sheegey in uu la wareegey hogaanka Alshabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kismaayo(xogreebnews.com- Nin ay qaraabo dhow yihiin Axmed Godane oo ahaa hogaamiyihii Alshabaab ee la diley ayaa la sheegey in uu la wareegey hogaanka Alshabaab. Kismaayo(xogreebnews.com- Nin ay qaraabo dhow yihiin Axmed Godane oo ahaa hogaamiyihii Alshabaab ee la diley ayaa la sheegey in uu la wareegey hogaanka Alshabaab.
Ninkani oo lagu magacaabo Axmed Dheere ayay ilmo abti yihiin Godane, waxaana la sheegey in uu xilka u dardaarmay Godane ka hor intii uusan dhiman.
Waxa xilka damaaciyey rag kale oo hoggaanka Alshabaab ka tirsan kuwaasi oo balse laga hor istaagay in ay ay xilkaasi qabtaan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured