Al Shabaab oo Cawa Si Rasmi ah ugu dhuwaaqday Geerida Axmed Cabdi Godane( Abu Zubeyr)

0
Friday September 05, 2014 - 20:42:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1605
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al Shabaab oo Cawa Si Rasmi ah ugu dhuwaaqday Geerida Axmed Cabdi Godane( Abu Zubeyr)

    Muqdisho(xogreebnews.com-Xarakada Al Shabaab ayaa Barteeda Qaaska ah Twitterka soo dhigatay Qoraal ku qoran Af Carabiga kasoo ay ku sheegayaan in Hogaamiyahooada Axmed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com-Xarakada Al Shabaab ayaa Barteeda Qaaska ah Twitterka soo dhigatay Qoraal ku qoran Af Carabiga kasoo ay ku sheegayaan in Hogaamiyahooada Axmed
Muqdisho(xogreebnews.com-Xarakada Al Shabaab ayaa Barteeda Qaaska ah Twitterka soo dhigatay Qoraal ku qoran Af Carabiga kasoo ay ku sheegayaan in Hogaamiyahooada Axmed Cabdi Aw Maxamuud Godane oo ah Hogaamiyaha Ururka uu duqeyntii ku shahiiday
Wakaalada Wararka ee Reuters ayaa maanta ayaa soo xigatay in Bartaan Twitterka Al Shabaabka oo afka carabiga inta badan ku qraan wararkooda Qarsoodiga ah waxaana Loo badinayaa oo xaqiijnaya geerida Axmed Godane Hogaamiyaha Al Shabaab. oo dhintay
Mareykanka ka fuliyeen Koonfurta Somaliya meel udhaw Dhaay Tubaako ayaa la sheegayaa in la bartilmaameedsaday Xubno sar sare oo Al Shabaab ah kana mid aha Axmed Godane oo ah Amiirka Ururka Al Shabaab waxaana la tilmaamay in saraakiil badan ku dhinteen inkastoo warar aan la hubin sheegayeen in Godane dadka geeriyooday ku jiray.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured