WAAN SII SAGOOTINAYNAA MAAYAR CIDIN MAAYAR CABDALANA WAAN SOO DHAWAYNAYAA MAR LABAAD

0
Friday September 05, 2014 - 20:23:58 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1050
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAAN SII SAGOOTINAYNAA MAAYAR CIDIN MAAYAR CABDALANA WAAN SOO DHAWAYNAYAA MAR LABAAD

    Isfahanka qaaliyee mar haday adgatahay inuu bulshada qaybeheeda kala duwan qanciyo wuxuunba hadhay in kuwa la shaqeeyana xafiisyada kasoo xidho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isfahanka qaaliyee mar haday adgatahay inuu bulshada qaybeheeda kala duwan qanciyo wuxuunba hadhay in kuwa la shaqeeyana xafiisyada kasoo xidho Isfahanka qaaliyee mar haday adgatahay inuu bulshada qaybeheeda kala duwan qanciyo wuxuunba hadhay in kuwa la shaqeeyana xafiisyada kasoo xidhoGob weeye Ex Mayor cabdalee Intay goori goori tahay ma u yeedhnaa si aynu u aslixino Deegaankan sida cawsha kala diday Bulshada qaybeheeda kala duwan eek u dhaqan magaalada Barbara ayaa khaatiyaan iyo niyada xuma ka qaba wakhtigan xaadirka ah maayarka magaalada Barbara cshakuu cidin sababaha oo in mudaa is biirsanaayaya ayaa haatan dadwaynihii waxaa kasoo dhacday inay si badheedha cod dheer iyo cod gaabanba ugu dhawaaqaan qaabka ayna raalida uga ahayn maayarka kaligii taliska ah isla markaana aan qancin karayn umadaa dhan ee uu xilka u hayo .Waxaa haatan isa soo taraya inaanadba xafiiska ka helayn hadaad ka heshana ay adagtahay sidaad isku fahantaan maxaa yeelay markiiba waxaad kala hadlayso wuxuu ubadalayaa qaab dagaal taasina maaha astaanta Madaxda masuuliyiinta hore usoo fadhiyi jiray kusrsigan uu maanta fadhiyo .Hadal iyo dhamaan hadaanu nahay maatida iyo duqaytida ku dhaqan magaalada Barbara waxaan soo dhawaynaynaa kal fadhiyadaa wasiirka dakhiligu furay ee ah in golayaasha deegaanku fadhiisan karaan kay rabaana saari karaan waxaan ilaahay ka baryaynaa inuu yimaado maayar cadaalad iyo xadaaradi ku dheehantahay sidii maayar cabdaloo kale haduu marlabaad kusiga soo doonta cabdale waanu udacaynaynaa waanan u hanaynaynaa insha alaah soo dhawoow maayar cabdale

Wa Bilaahi tawfiiqGuul iyo GobanimoKhaddar Axmed MireBarbara somalilandCabdi Mahamoud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured