Banaanbax Lagu Taageerayo Hawlgalka Badweynta Hindiya Oo Muqdisho Ka Dhacay (Daawo Sawirada)

0
Friday September 05, 2014 - 19:36:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 912
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Banaanbax Lagu Taageerayo Hawlgalka Badweynta Hindiya Oo Muqdisho Ka Dhacay (Daawo Sawirada)

    Muqdish0(xogreebnews.com- Waxaa Maanta Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Degmada Hiliwaa ka dhacay Dhacay dibad bax balaaran ay ka qeyb galeen Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya kaa oo lagu taageerayay Howlgalka Badweynta Hindiya ay bilaabeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdish0(xogreebnews.com- Waxaa Maanta Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Degmada Hiliwaa ka dhacay Dhacay dibad bax balaaran ay ka qeyb galeen Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya kaa oo lagu taageerayay Howlgalka Badweynta Hindiya ay bilaabeen

Muqdish0(xogreebnews.com- Waxaa Maanta Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Degmada Hiliwaa ka dhacay Dhacay dibad bax balaaran ay ka qeyb galeen Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya kaa oo lagu taageerayay Howlgalka Badweynta Hindiya ay bilaabeen Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM.

Dibad baxa maanta ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir waxaa kasoo qeyb galay Masuuliyiin katirsan Dowlada Soomaaliya ay kamid ahaayeen Wasiirka Gaashandhigga, Wasiirka Arimaha gudaha iyo federaalka, Gudoomiyaha Maxkamada sare iyo Ku simaha Duqa Magaalada Muqdisho ahna gudoomiye ku xigeenka maamulka iyo Maaliyadda maamulka Gobolka banaadir, 17-ka gudoomiye degmo iyo saraakiisha Ciidamada Booliska, Nabad sugida iyo militariga iyo marti sharaf kale .

Boqolaal Dadweyne oo ka kala yimid Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa sidoo kale kasoo qeyb galay Dibad baxa maanta lagu taageerayay Howlgalka Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ka bilaabeen qaar kamid ah Gobolada Dalka.

Wasiirka Gaashandhigga Xukuumada Soomaaliya oo la hadlay shacabkii dibad baxa kasoo qeyb galay ayaa ugu baaqay Ciidamada Dowlada Soomaaliya in ay u dhimriyaan shacabka ku dhaqan Deegaanada ay la wareegaan waxa uuan taa badalkeeda shacabka ka codsaday in ay Ciidamada taageeraan lana shaqeeyaan.

Dibad baxa manta lagu taageerayay Howlagaada Badweynat Hindiya ay bilaabeen Ciidamada Dowlaa Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa shacabkii ka qeyb galay halkaasi kusoo bandhigay hal ku dhigyo ay ku taageerayaan howlagalka ka bilowday qaar kamid ah Gobolada Dalka.


















Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured