WAR CULUS:Mareykanka oo xaqiijiyay Geerida hogaamiyihii Alshabaab Axmed Cabdi Godane

0
Friday September 05, 2014 - 19:28:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 884
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR CULUS:Mareykanka oo xaqiijiyay Geerida hogaamiyihii Alshabaab Axmed Cabdi Godane

    London(xogreebnews.com-Wasaarada Difaaca ee Mareykanka ee loo yaqaano pentagon ayaa xaqiijisay geerida hogaamiyihii Alshabaab Axmed Cabdi Godane oo maalmahanba lagu muransanaa xaaladiisa. Mareykanka ayaa Isniintii la soo dhaafay duqeyn ka gaystay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London(xogreebnews.com-Wasaarada Difaaca ee Mareykanka ee loo yaqaano pentagon ayaa xaqiijisay geerida hogaamiyihii Alshabaab Axmed Cabdi Godane oo maalmahanba lagu muransanaa xaaladiisa. Mareykanka ayaa Isniintii la soo dhaafay duqeyn ka gaystay
London(xogreebnews.com-Wasaarada Difaaca ee Mareykanka ee loo yaqaano pentagon ayaa xaqiijisay geerida hogaamiyihii Alshabaab Axmed Cabdi Godane oo maalmahanba lagu muransanaa xaaladiisa. Mareykanka ayaa Isniintii la soo dhaafay duqeyn ka gaystay deegaano u dhaxeeya hawaay iyo Dhaay tubaako oo ka wada tirsan gobolka Shabeelada Hoose.Laba baabuur ilaa iyo sadax baabuur oo halkaas maraysay ayaa gantaalo lala dhacay iyadoo wixii duqeyntaas ka dambeeyay ay soo baxayeen warar is khilaafsan oo ku xeeran geerida Axmed Cabdi Godane.
Wakaalada wararka ee Reuters ayaa maanta shaacisay warar ay kasoo xigatay RW Cabdiwali oo sheegayay geerida Axmed Cabdi Godane.https://encrypted-tbn0.gstatic.com/images?q=tbn:ANd9GcTm4dtYFKDFvpfhVb3bQx1S8WJIBHFXh1ldN2cswGRxqZtT0wbV5A



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured