Mujaahid Iid Jiciir Aw Axmed Oo Maalintii Labaad Ku Xidhan Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Hargaysa + Ehelki Iyo Dadkii Soo Booqanayay Oo Laga Hor Istaagay Iyo Xukuumadda Oo Afka Ka Xidhatay .–

0
Friday September 05, 2014 - 19:00:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 866
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mujaahid Iid Jiciir Aw Axmed Oo Maalintii Labaad Ku Xidhan Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Hargaysa + Ehelki Iyo Dadkii Soo Booqanayay Oo Laga Hor Istaagay Iyo Xukuumadda Oo Afka Ka Xidhatay .–

    Hargaysa (xogreebnews.com- Mujaahid Iid Jiciir Aw Axmed oo ka mida siyaasiyiinta ku bahoobay madasha iyo wada tashiga iyo toosinta Somaliland ayaa maalintii labaad ku xidhan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (xogreebnews.com- Mujaahid Iid Jiciir Aw Axmed oo ka mida siyaasiyiinta ku bahoobay madasha iyo wada tashiga iyo toosinta Somaliland ayaa maalintii labaad ku xidhan
Hargaysa (xogreebnews.com- Mujaahid Iid Jiciir Aw Axmed oo ka mida siyaasiyiinta ku bahoobay madasha iyo wada tashiga iyo toosinta Somaliland ayaa maalintii labaad ku xidhan xabsiga dhexe ee magaalda hargaysa .
Siyaasigan oo shalay subaxii lagu xidhay saldhiga dhexe ee hargaysa ayaa ilaa hadda aanay cadeen sababta uu u xidhanyahay iyadoo ay xukuumadduna afka ka xidhatay . Waxaana dhacday in ehelka siyaasigan iyo dadka kale ee soo booqanayay laga hor istaagay in ay saldhiga ku booqdaan siyaasi Iid Jiciir oo halkaais ku xidhan . Geesta kale Waxaana xusid mudan in uu muwaadinku xaq u leeyahay in muddo 24 saacadood ah lagu geeyo maxkamad balse taasi may dhicin oo maalintii labaad ayuu ku xidhanyahay xabsiga siyaasigan Iid Jiciir .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured