Hogaamiyaha Al Qacida Ayman Al Zawahiri Oo Ku Hanjabay Inay Xoojinayaan Dagaalka India

0
Friday September 05, 2014 - 18:56:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 865
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiyaha Al Qacida Ayman Al Zawahiri Oo Ku Hanjabay Inay Xoojinayaan Dagaalka India

    Muqdisho(xogreebnews.com-Hogaamiyaha Al Qacida Ayman Al Zawahiri ayaa cajalad muuqaal ah oo uu internetka ku shaaciyey uga hadlay qorshayaasha cusub ee shabakada Al Qacida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com-Hogaamiyaha Al Qacida Ayman Al Zawahiri ayaa cajalad muuqaal ah oo uu internetka ku shaaciyey uga hadlay qorshayaasha cusub ee shabakada Al Qacida.
Muqdisho(xogreebnews.com-Hogaamiyaha Al Qacida Ayman Al Zawahiri ayaa cajalad muuqaal ah oo uu internetka ku shaaciyey uga hadlay qorshayaasha cusub ee shabakada Al Qacida.
Zawahiri ayaa sheegay in Al Qacida ay balaadhineyso faraceeda dalka India isla markaana ay sare usii qaadeyso dagaalka ay ka wado dalka India, si halkaasi mustaqbalka looga dhiso maamul islaami ah.
Hadalka hogaamiyaha Al Qacida ayaa la filayaa inuu ku doonayo in markale magaca Al Qacida sare loo soo qaado xili bilihii lasoo dhaafay ay aad u xoogeysatay kooxda Daacish ama ISIS oo iyadu horey uga mid ahaan jirtay Al Qacida, kahor intuusan Zawahiri ka saarin kooxdaasi ururka Al Qacida oo uu hareeyeen khilaaf ku aadan cida noqon doonta hogaanka kooxdaasi ee dalalka Siiriya iyo Ciraaq.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured