Borama: Wefti Ka Socda Komishanka Oo U Socda Sidii Borama Iyo Gobalka Looga Bilaabilahaa Diiwaangalin Qarsoodiya Oo Ku Sugan Borama+Shacabka Oo Arintaasi Aan Waxba Ka Ogayn.

0
Thursday September 04, 2014 - 19:27:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 793
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Borama: Wefti Ka Socda Komishanka Oo U Socda Sidii Borama Iyo Gobalka Looga Bilaabilahaa Diiwaangalin Qarsoodiya Oo Ku Sugan Borama+Shacabka Oo Arintaasi Aan Waxba Ka Ogayn.

    Borama(xogreebnews.com-Waxa dhawaan soo gaadhay magaalada Boorama ee masuuliyiin ka socday magaalada Hargeysa kuwaasi oo si qarsoodiya u soo galay magaalada Boorama

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Borama(xogreebnews.com-Waxa dhawaan soo gaadhay magaalada Boorama ee masuuliyiin ka socday magaalada Hargeysa kuwaasi oo si qarsoodiya u soo galay magaalada Boorama Borama(xogreebnews.com-Waxa dhawaan soo gaadhay magaalada Boorama ee masuuliyiin ka socday magaalada Hargeysa kuwaasi oo si qarsoodiya u soo galay magaalada Boorama islamarkaasi aanan horay u shaacin in ay hawlo ka bilaabayaan gobalka iyo degmooyinkiisa.Masuuliyiintani ka socday komishanka gaar ahaan qaybta ku hawlan diiwaan galinta shacabka ayaa ay tibaaxayaan warar aanu ka helnay dadku sugan goobaha ay booqdeen oo ka cudurdaartay inay magacooda xusaan ayaa waxa ay noosheegeen in larabo in laga bilaabo magaalada Boorama iyo guud ahaan degmooyinka, Saylac, Lughaya, Baki iyo Boorama Diiwaangalin aanan larabin in loo sheego shacabka si cagta loo mariyo shacabka masaakiinta ah ee ku sugan gobaladan.Wali uma suurtagalin shabakada caalamiga ah ee Cadceed.com in ay hesho warar toosa oo ay uga warbixiyaan masuuliyiinta gobalka iyo kuwa degmada, iyada oo Maayarkii Boorama iyo Badhasabkii Awdal ay maalmahandanbe ay ku suganyihiin Hargeysa oo aan la ogayn hawlaha ay u joogaan ilsmarkaasina gabay shaqadii ay dadkooda u hayeen oo ahayd in ay dadka ku wacyigaliyaan diiwaan galinta iyaga oo uga faa’iidaysanaaya hababka kaladuwan, sida warbaahinta iyo gudida xaafadaha.Isku soo wada duuboo magaalada Boorama iyo Gobalka Awdal ayaa iyagu ah kuwa dawladu markasta ku tijaabiso talaabo kasta oo ay qaadayso, iyada oo shacabka masaakiinta ah ee dulmana amaan looga dhigo waxad tihiin hormoodka Somaliland iyo Hooyada Somaliland, waxana la xasuusan karaa diiwaan galintii horay dalka uga qabsoontay in ay ka wada hooseeyeen tiro ahaan gobalo badan oo ka mida Somaliland, waxana dadku isweydiinayaan goorta ay ka bixidoonaan khiyaamada intanleeg ee maamul iyo masuuliyiinba dadka masaakiinta ah lagu hayo.cource Cadceed.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured