Salaadiinta Gobalada Galbeedka Somaliland Ee Hargeysa Ku Sugnaa Maalmihii U danbeeyay Oo Soo Gaadhay Borama+Dareen Xoogan Oo Ku Gadaaman Natiijada Safarkoodii

0
Thursday September 04, 2014 - 19:27:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 833
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Salaadiinta Gobalada Galbeedka Somaliland Ee Hargeysa Ku Sugnaa Maalmihii U danbeeyay Oo Soo Gaadhay Borama+Dareen Xoogan Oo Ku Gadaaman Natiijada Safarkoodii

    Borama(xogreebnews — Salaadiinta gobalada galbeedka Somaliland oo maalmihii u danbeeyay ku sugnaa Magaalada Hargeysa ayaa mardhawayd soo gaadhay magaalada Boorama ee caasimada labaad ee Somaliland,waxana soo dhaweynta salaadiintu ku soo beegant

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Borama(xogreebnews — Salaadiinta gobalada galbeedka Somaliland oo maalmihii u danbeeyay ku sugnaa Magaalada Hargeysa ayaa mardhawayd soo gaadhay magaalada Boorama ee caasimada labaad ee Somaliland,waxana soo dhaweynta salaadiintu ku soo beegantay

Borama(xogreebnews — Salaadiinta gobalada galbeedka Somaliland oo maalmihii u danbeeyay ku sugnaa Magaalada Hargeysa ayaa mardhawayd soo gaadhay magaalada Boorama ee caasimada labaad ee Somaliland,waxana soo dhaweynta salaadiintu ku soo beegantay xili ay roobab indhuhu ku doogsadeen ka da’ayaan magaalada Boorama oo dhulka nimcada eebe ay ku da’aday iyada oonan wax siigo ah la dareemay dhulkuna wadayahay cagaar.

Imaatinka waftigan culus oo tan iyo saaka dadwaynuhu u diyaar ahaayeen lana filayay in maanta duhurkii yimaadaan ayaa waxaa dib u dhigay roobab xoogan oo ka da’aya inta u dhaxaysa magaalooyinka Gabiley, Dila iyo Boorama waxaana loog soo dhaweeyay magaalada Boorama si diiran iyada oo ay gaadiid kaladuwan iyo dadweyne badan oo diyaar u ahaa ka hortageen walow ay roobabka dadku intabadan ay soo bixiwaayeen.

Salaadiinta ayaa markii ay soo galeen gudaha magaalada waxa ay saxaafada u sheegeen in aysan wax shir jaraa’id ah aysan qabanayn maadaama ay taraag soo galeen ayna daalan yihiin waxa ayna saxaafada ku wargaliyeen in wixii war ah ee ku saabsan arrimihii ay Hargeysa u tageen ay si waafiya maalinta barri ah uga warbixin doonaan.

Isku soo wada duuduuboo waxa tan iyo habeenkii xalay ahayd wararku tibaaxayeen in xukuumada iyo oday dhaqmeedka gobalada galbeedka Somaliland uu kala fogeeyay warsaxaafadeedkii ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Somaliland, taasi oo sobabi karta arimo Somaliland aanay u helin xal oo keeni kara in la kala fogaado.

03oo1o2o4o5???????????????????????????????




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured