Alshabaab oo qaab ku cusub dagaalka kaga hor-tagaysaa xaga “Badweynta Hindiya”

0
Monday September 01, 2014 - 19:39:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 922
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Alshabaab oo qaab ku cusub dagaalka kaga hor-tagaysaa xaga “Badweynta Hindiya”

    Kismaayo(xogreebnews.com- Dagaalka u dhaxeeya Alshabaab iyo dowladda Soomaaliya iyo AMISOM oo isku dhinac ayaa qaadanaya naqshad kasta oo laga fikiri karo, waxaana la’isu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kismaayo(xogreebnews.com- Dagaalka u dhaxeeya Alshabaab iyo dowladda Soomaaliya iyo AMISOM oo isku dhinac ayaa qaadanaya naqshad kasta oo laga fikiri karo, waxaana la’isu Kismaayo(xogreebnews.com- Dagaalka u dhaxeeya Alshabaab iyo dowladda Soomaaliya iyo AMISOM oo isku dhinac ayaa qaadanaya naqshad kasta oo laga fikiri karo, waxaana la’isu adeegsanayaa wax kasta oo suurogal a Wabiga Shabelle Alshabaab waxa ay dhawaan jabisey jiinka wabiga Shabeele, si wabiga u fataho kadibna waddooyinka oga xirmaan ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda. Waa arrin cusub oo soo korortey oo geysan karta dhibaato aad u baaxad weyn, taasi oo shacab badan oo beeralay ah waxyeeleyn karta, islamarkaasina mustaqbalka dhibkeeda leh.Waxaa haatan si rasmi ah u biloowdey hawlgalka ciidamada wajigii ugu dambeeyey, waxaana loogu magacdaray “Badweynta Hindiya”, waxayna u egtahay in Alshabaab ay Biyo oga hortagayso hawlgalka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured