Beelihii Hore Shaqaaqadu Ugu Dhexmartay Baliga Kalshaale Oo Sheegay Inay Dib Boodhka Uga Tumayaan Hadii Beelaha Isku Haysta Baliga Diiriye Ee Burco U Dhow Loo Ogolaado In Magaalo Iyo Baraago Laga Qoto Kana Soo Saaray Baaq.

0
Monday September 01, 2014 - 18:55:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 859
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beelihii Hore Shaqaaqadu Ugu Dhexmartay Baliga Kalshaale Oo Sheegay Inay Dib Boodhka Uga Tumayaan Hadii Beelaha Isku Haysta Baliga Diiriye Ee Burco U Dhow Loo Ogolaado In Magaalo Iyo Baraago Laga Qoto Kana Soo Saaray Baaq.

    Burco,(xogreebnews.com- beelihii hore ugu dagaaalamay baliga kalshaale ee u dhaxeeya degaamada qurilugud Iyo buuhoodle. Beelaha dega kalshaale Iyo Nawaxigiisa ayaa waxay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco,(xogreebnews.com- beelihii hore ugu dagaaalamay baliga kalshaale ee u dhaxeeya degaamada qurilugud Iyo buuhoodle. Beelaha dega kalshaale Iyo Nawaxigiisa ayaa waxay Burco,(xogreebnews.com- beelihii hore ugu dagaaalamay baliga kalshaale ee u dhaxeeya degaamada qurilugud Iyo buuhoodle. Beelaha dega kalshaale Iyo Nawaxigiisa ayaa waxay soo sareen baaq adag oo ku aadan arintan ka taagan magaalada Burco Agteeda baliga diiriye ee ay Isku hayaan labada beelood ee walaalaha ah.Beelaha qurilugud Iyo buuhoodle ayaa Sheegeey Inay dib u qodan doonaan barigihii Iyo Magaaladi laga aasay sanadihii la soo dhaafay ka hore ee ay Isku maan dhaafeen oo xukumada somaliland ka aastay waxaan hada loo daayay dhul daaqsimo ah oo labada beelood ee walaalaha ah si nabada coolahoodu u daqaan. Baliga kalshaale ee somaliland ayaa waxaa hore Uga dhacay dagaal khasaare naf igu maalba geestay oo dhexmaray beelaha Deegaamada buuhoodle Iyo qurilugud Lakiin akhrikii xukumada somalilad soo afjertayy murankaa. Hadana dhawaan ayay ahayd markii baligi diiriye ee Burco wax yar u jira kana xiga dhinca koonfur ah Isku maan dhaafeen laba beelood oo walaalo ah oo kala ah cabadale Arab Iyo beesha gashaan buurta Axmed faarax (Gaf) arinkan ayaa waxaa uu la mid yahay kan hore Uga dhacay kalshaale waxaan ka Dhalan kara cawaaqib xumo kale hadii xukumada somaliland Iyo Golaha guurtida ay Isku dayaan in ay ka noqdaan Go'aankiii hore ee bil ka hor Wasiirda Somaliland ka soo saareen."Waxaana sidoo kale jabaay sharcigii ahaa in aan Magaalooyin cusub Iyo baraago cusub laga qodi karayn dhulka daaqsimadaa ee dadku Wada dego'."Si kastaba ha ahaatee waxaa yaguna xaq u leh in loo Ogolaado bulshada kaleEe reer somaliland Inay qoraan baraagaha kalshaale ee hore loogu diiday hadii la ogolaado baliga diiriye in laga qoro baraago lagana dhigo magaalo".xogreebnews Burco/office


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured