xaaladda deegaanka saax-dheer oo caawa ka degen dhinaca somaliland iyo xoggo sheegaaya inay kooxdi cali khaliif isaa-soo abaabuleyso

0
Sunday August 31, 2014 - 20:50:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 856
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    xaaladda deegaanka saax-dheer oo caawa ka degen dhinaca somaliland iyo xoggo sheegaaya inay kooxdi cali khaliif isaa-soo abaabuleyso

    saax-dheer (xogreebnews.com-deegaankii uu dhowaan ka dhacay daagalka u dhexeeyey somaliland iyo maleeshiyaadkii naba-diidka ahayd ee khaatumo seeg.oo ay dhowaan somaliland dagaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

saax-dheer (xogreebnews.com-deegaankii uu dhowaan ka dhacay daagalka u dhexeeyey somaliland iyo maleeshiyaadkii naba-diidka ahayd ee khaatumo seeg.oo ay dhowaan somaliland dagaal
saax-dheer (xogreebnews.com-deegaankii uu dhowaan ka dhacay daagalka u dhexeeyey somaliland iyo maleeshiyaadkii naba-diidka ahayd ee khaatumo seeg.oo ay dhowaan somaliland dagaal ku qaaday.kadib markii ay maamul isku sheega khaatumo halkaas ku doorteen dagaal ooge cali khaliif oo usoo badheedhay inuu khal-khal ku rido shacabka reer somaliland .
deegaanka saax-dheer ayaa muddo sadeex-maalmood ah ka muuqatay san-saan colaadeed.kadib dagaalkui lagaaga saaray kooxdii nabad diid ka ahayd. iyaadoo hadda warar ay heelayso hsbakadda xogreebnews.com-inay nabad diidku iska soo urur-sanaayan deegaanka toggeris ee dhinaca itoobiya
la soco wixii kasoo kordhaa
xogreebnews.com/office Hargeisa/somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured