Reer Ab-daal Iyo Gobolka Saaxil Ma Tuul Lagu Shaqaystaaba, Ileyn Xaqoodi Haday Daba-Galan Kummay Dan-Baabeene?

0
Sunday August 31, 2014 - 15:56:14 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1074
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Reer Ab-daal Iyo Gobolka Saaxil Ma Tuul Lagu Shaqaystaaba, Ileyn Xaqoodi Haday Daba-Galan Kummay Dan-Baabeene?

    Sidaa aad ka wada-war qabtaan waxaa maal-mahan xukuumadda uu madaxweyne siilaanyo gadh-wadeenka ka yahay ay wadday dhaq-dhaqaaq-yo siyaasadeed kuwaaso u ku ee keeyey deegaanka ab-daal.goobtaas oo la isaagu yeedhay wax-garaadka deegaanka iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidaa aad ka wada-war qabtaan waxaa maal-mahan xukuumadda uu madaxweyne siilaanyo gadh-wadeenka ka yahay ay wadday dhaq-dhaqaaq-yo siyaasadeed kuwaaso u ku ee keeyey deegaanka ab-daal.goobtaas oo la isaagu yeedhay wax-garaadka deegaanka iyo

Sidaa aad ka wada-war qabtaan waxaa maal-mahan xukuumadda uu madaxweyne siilaanyo gadh-wadeenka ka yahay ay wadday dhaq-dhaqaaq-yo siyaasadeed kuwaaso u ku ee keeyey deegaanka ab-daal.goobtaas oo la isaagu yeedhay wax-garaadka deegaanka iyo cuqaal tiro,badan iyaaddo oo lagu af-gobaad-sanaayo waxaa la idiin sammaynayaa xeerar reero ah kuwaaso aan sal iyo raad-toona lahayn balse ujeedaada laga leeyahay ay tahay oo keliya in cod laga hello deegaanka ab-daal oo hoos yimmaadda gobolka saaxil oo u kasoo jeeddo musharaxa xisbiga cadaaladda iyo daryeelka Ucid .

Hadaba aan usoo dhaadhaco dulucda maqaalkan.akhriste waxaad ka war-haysaan in aanay deegaanka ab-daal lahayn haba-yare saamiga ay xaqqa u leedahay ee ka rabtay xukuumada tallada haysaa,sidaa wasiir ama ku xigeenno,agaasimayaal.taaso aanay kala sinneyn deg-mooyinka kale ee dalka.

Tan iyo wakhtigii ay xukuummadda siilaanyo jirto ayaaney wali ka fulin hal-mashruuc,iyaddo aanay deegaankaasi lahayn,kaabayaasha asaasigga ah ee nolosha sidaa cisbitaallo,school,biyo nadiif ah. Isaago deegaanku yahay mid xeeb ah oo aan lahayn laydh .taaso oo ay adeg tahay sidaa lo xamuullo nolosha deegaankaas . Isla markaasna aanay deegaanka ab-daal lahayn cid xaqooda u dooda sidaa deg-mooyinka kale iyo khayrkood-ba.

Hadaba reer ab-daal waxaan leeyahay. Reer ab-daal waxaan leeyahay lacagta la idiin qaybiyeey,calooshiina ha gashee caqligiina-yeey-gelin.

Maanta siilaanyo ugama fadhiinno xeer u inoo sammeyo iyo wax kale oo ay inoo qabaato xil-quudheedna umma baahniin.

Qalinkii

Dr,Keyse Yaasin Daa”uud

Tel:4114320

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured