Madaxweynaha Kililka Shanaad Iyo Faderaalka Itoobiya Halkay Iska Qaniineen Ina Ilay oo Isku Haystay Ninka Ku Jira Kaalintii Melez Geeridiisii Kadib

0
Sunday August 31, 2014 - 10:12:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1072
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Kililka Shanaad Iyo Faderaalka Itoobiya Halkay Iska Qaniineen Ina Ilay oo Isku Haystay Ninka Ku Jira Kaalintii Melez Geeridiisii Kadib

    Jigjiga,(xogreebnews.com-Warar Wargeyska Yool ka helay ilo Diblumaasiyadeed ayaa daboolka ka qaadayaa in Madaxweynihii Ismaamul Goboleedka Soomaalida Itoobiya Md. Cabdi Maxamuud Cumar (ilay), lagu qanciyey in uu si madax-bannaan xilka Madaxtinimo ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jigjiga,(xogreebnews.com-Warar Wargeyska Yool ka helay ilo Diblumaasiyadeed ayaa daboolka ka qaadayaa in Madaxweynihii Ismaamul Goboleedka Soomaalida Itoobiya Md. Cabdi Maxamuud Cumar (ilay), lagu qanciyey in uu si madax-bannaan xilka Madaxtinimo ee uu hayo iskaga casilo, kadib waan-waan in Jigjiga,(xogreebnews.com-Warar Wargeyska Yool ka helay ilo Diblumaasiyadeed ayaa daboolka ka qaadayaa in Madaxweynihii Ismaamul Goboleedka Soomaalida Itoobiya Md. Cabdi Maxamuud Cumar (ilay), lagu qanciyey in uu si madax-bannaan xilka Madaxtinimo ee uu hayo iskaga casilo, kadib waan-waan in muddo ah socotay oo ay iska kaashadeen Dawlada Faderaalka Itoobiya iyo xubno kale oo kale madax-bannaan.
Ma jiraan Warar Madax-bannaan oo amuurtan ku saabsan oo kasoo baxay Dawlada Faderaalka iyo Maamulka Kililka Shanaad. Hase-yeeshee ilahan Wargaysku Xogta ka helay, ayaa tibaaxaya in marka uu xilka casilo Cabdi Maxamuud Cumar (ilay) loo balan-qaaday in bedelka Jagadaa uu xil Wasiir-nimo ka qaban doono Dawlada Faderaalka Itoobiya.

Wararka Amuurtan la xidhiidhaa waxay intaa ku dareen in xilka ka tegista Madaxweyne ilay ay si buuxda ugu qanceen Masuuliyiinta Dawlada Dhexe Faderaalka Itoobiya, waxana Wararka qaarkood lagu xusay in amuuraha Dawlada Fadeeraalku ku eedeen Md. Ilay ay ka mid yihiin tabashooyin is daba-joog ah oo ay ka muujiyeen beelaha Soomaalida ee ku dhaqan Kililka Shanaad, iyo sidoo kale deegaano ka tirsan Koonfurta Soomaaliya
Yool



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured