Shirkadda Dahabshiil Waxaay Noqotay Daneeyaha Dad-weynaha Soomaaliyeed qormadii 2aad

0
Saturday August 30, 2014 - 18:51:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 868
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkadda Dahabshiil Waxaay Noqotay Daneeyaha Dad-weynaha Soomaaliyeed qormadii 2aad

    Hargeisa(xogreebnews.com-Shirkadda caalamiga ah,ee dahabshiil ayaa noqotay shirkadda keliya ee hanatay shacabka reer somaliya.kaddib daadaallo xagga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Shirkadda caalamiga ah,ee dahabshiil ayaa noqotay shirkadda keliya ee hanatay shacabka reer somaliya.kaddib daadaallo xagga Hargeisa(xogreebnews.com-Shirkadda caalamiga ah,ee dahabshiil ayaa noqotay shirkadda keliya ee hanatay shacabka reer somaliya.kaddib daadaallo xagga caawimooyinka ah ee oo ay sammaysay shiraddu waxaa raali ka noqday quluubta dadweynaha soomaaliyeed kuwaaso hadda oggaaday inay shirkaddu tahay ta keliya ee u heelan wax u qabashada shacabka tabbaaleysan ee reer somaliya.waxaana laga wadaa war hayaa sidaa cadaaladda ku dhow ee ay u siinto xagga adeegga oo ah qaab aad loola dhacay. Hadaba aan u kuur-gallno dacaayadaha ay faafiyaan war xummo tashiil ka ka xun horumarka shirkadda Dahabshiil iyo sidaa ay u kas-batay qulubtaa shacabka soomaaliyeed.waxaana dadkaasi xummaanta la saaxibka noqday ay xaqiiqdi ka xummaadeen sidaa ay shirkaddu u hanaatay bulshadda ku hadashay af-ka soomaaliga iyo kuwaa ajanibka ah ee ku dhaqan soomaliyaba sidaa“shirkadaha ama hayadaha caalamiga ah ee hawlaha shaqo u jooga dalka. Waxaaynu dhamaabteenbaa markhaati ka ahayn sidii ay shirkadda waddaniga ah,ee dahabshiil ugu guuleysatay inay joojiso qaabkii cuna qabateynta ahayd ee u damac-sanaa bangiga ku yaalla ingirisku ee Bankiga Barclays . Tallaabadaas wax ku ool ka ahayd ee ay ku geeleystay shirkaddu waxaa soo dhoweeyey kumanaan soomaali ah kuwaaso quuta lacagaha la soo diro kana yimmaadda wadaamada Uk.halkaaso soomaalida inteeda badan laga masruufo.waxaanay noqotay shirkadda keliya ee isku xil-qaantay arrintan ku guuleystay. Sarkaal u hadlay shirkada Dahabshiil ayaa sheegay in maxkamadda sare inay go'aamiay inaanu bankigu xiri karin xisaabaadyada ay shirkaddan ku leedahay. Madaxa Dahabshiil Cabdirashiid Ducaale ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay go'aanka ay gaartay maxkamada sare ee dalka Ingiriiska ee ah in xisaabaadka bangiga Dahabshiil uu sii socon doono. “Guushan ma ahan guul ay gaartay Dahabshiil oo keliya, laakiinse waa guul u soo hoyatay guud ahaan malaayiinta Soomaalida ah iyo Afrikaanka kale ee ku tiirsan howlaha ay shirkaddu u qabato,”. Shirkadda Dahabshiil ayaa dacwad ka dhan ah Bankiga Barclays u gudbisay maxkamadda sare ee dalka Britain, waxaana haatan muuqata in dacwadaasi haatan noqotay mid ay ku guuleysatay Dahabhiil. Malaayiin doolar ayaa sanad walba waxaa loo oo mariyaa dadka Soomaaliyeed shirkada Dahabshiil, sidoo kale waxaa la dhigtaa lacago badan bangiga Dahabshiil. dahabshiil waa shirkada dhanka xawaalada ugu wayn dhamaan dhulka ay somalidu dagto waana iyo waliba gabi ahaan geeska afrika waxa shirkadan la aasaasay sanadii 1970 xarunteeda ugu wayna waxa ay kuleedahay somaliland waxa ay shirkadani ka shaqaysaa xawaalada waxa ay lacagta u kala xawishaa dhamaan daafaha dunida waxa ay ka shaqaysaan wadamo gaadhaya 300 wadan oo caalamka ku yaalla .QalinkiiCabdi casiis Bashiir NuurTel:4144434info@xogreebnews.comHargeisa/Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured