Tuulo ku taal dalka Brazil oo dhamaan dadka ku nool ey yihiin haween oo Rag laga dalbaday.

0
Saturday August 30, 2014 - 18:33:36 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 931
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tuulo ku taal dalka Brazil oo dhamaan dadka ku nool ey yihiin haween oo Rag laga dalbaday.

    Noiva Do Cordeiro (xogreebnews.com-Qaylo dhaan ayaa ka timid haween ku nool Tuulo ku taal koofur bari dalka Brazil oo lagu magacaabo Noiva Do Cordeiro, iyadoo dadka tuuladaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Noiva Do Cordeiro (xogreebnews.com-Qaylo dhaan ayaa ka timid haween ku nool Tuulo ku taal koofur bari dalka Brazil oo lagu magacaabo Noiva Do Cordeiro, iyadoo dadka tuuladaan
Noiva Do Cordeiro (xogreebnews.com-Qaylo dhaan ayaa ka timid haween ku nool Tuulo ku taal koofur bari dalka Brazil oo lagu magacaabo Noiva Do Cordeiro, iyadoo dadka tuuladaan ku nool dhamaantood ey yihiin haween doobab ah, waxeyna dalbadeen in loo keeno rag ey guursadaan.
Sida lagu xusay jariirada Daily Mail da'da haweenka tuuladaan ku nool ayaa u dhaxeysa 20 ilaa 35-sano, laakiin waxey sharad uga dhigeen ragga guursanaya iney u hogaansamaan sharciyadooda. Tirada haweenka dalbaday ragga yaa lagu sheegay 600 oo ruux , waxaa jira wiilal la dhashay qaar kamida haweenkaan laakiin waxey shaqo u doonteen meel ka fog tuulada waana adagtahay iney kusoo laabtaan, marka laga reebo xiliyada fasaxa. Sidoo kale dhaqanka tuuladaan ayaa ah in haweenku hogaamiyaan talada qoyska iyo sidoo kale nolol maalmeedka qoyska.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured