Wakiiladda Oo Caga Jiid Ku Ansixiyay Wasiir Kusoo Biirayay Golaha Wasiiradda SIILAANYO

0
Saturday August 30, 2014 - 16:06:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 781
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakiiladda Oo Caga Jiid Ku Ansixiyay Wasiir Kusoo Biirayay Golaha Wasiiradda SIILAANYO

    Hargeysa(xogreebnews.com-Golaha wakiilada somaliland ayaa fadhigoodii maanta ku ansixiyey wasiirka wasaarada xidhiidhka golayaasha iyo technolog-yada.Fadhiga maanta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Golaha wakiilada somaliland ayaa fadhigoodii maanta ku ansixiyey wasiirka wasaarada xidhiidhka golayaasha iyo technolog-yada.Fadhiga maanta.
Hargeysa(xogreebnews.com-Golaha wakiilada somaliland ayaa fadhigoodii maanta ku ansixiyey wasiirka wasaarada xidhiidhka golayaasha iyo technolog-yada.Fadhiga maanta ee golaha wakiilada somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa waxa ka soo xaadiray 45 xildhibaan oo ka mid ah 82-ka xildhibaan ee golahaasi ka kooban yahay.
Ka dib markii xoghayaha golaha wakiilada somaliland uu mudanayaasha golaha wakiilada u akhriyey CV-ga wasiirkaas ayaa gudoomiye Baashe Maxamed Faarax waxa u xildhibaanada u soo jeediyey inay u codeeyaan wasiirka.Xildhibaanada golaha wakiilada somaliland ayaa cod u qaaday ansixinta wasiirka xidhiidhka golayaasha iyo Technolog-yada waxaana ogolaaday 19 xildhibaan, waxaana diiday 5 waxaana ka aamusay 20 mudane halka aanu codayn gudoomiye Baashe Maxamed Faarax.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured