Madaxweyne Siilanyo oo Gudoomiyayaasha labada Xisbi Mucaarad u kala diray Qoraal uu kaga dalbanayo inay soo gudbiyaan Xubnaha Komishinka Doorashooyinka u meteli doona.

0
Thursday August 28, 2014 - 20:17:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 842
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilanyo oo Gudoomiyayaasha labada Xisbi Mucaarad u kala diray Qoraal uu kaga dalbanayo inay soo gudbiyaan Xubnaha Komishinka Doorashooyinka u meteli doona.

    Hargeysa-(xogreebnews.com-Madaxweyne siilanyo ayaa qoraal uu u kala diray Gudoomiyayaasha Labada Xisbi Mucaarad ku sheegay in xisbi waliba soo gudbiyo xubinta uu u xulanaayo Komishinka doorashooyinka Qaranka. Komishinka Doorashooyinka Qaranka oo ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(xogreebnews.com-Madaxweyne siilanyo ayaa qoraal uu u kala diray Gudoomiyayaasha Labada Xisbi Mucaarad ku sheegay in xisbi waliba soo gudbiyo xubinta uu u xulanaayo Komishinka doorashooyinka Qaranka. Komishinka Doorashooyinka Qaranka oo ka
Hargeysa-(xogreebnews.com-Madaxweyne siilanyo ayaa qoraal uu u kala diray Gudoomiyayaasha Labada Xisbi Mucaarad ku sheegay in xisbi waliba soo gudbiyo xubinta uu u xulanaayo Komishinka doorashooyinka Qaranka. Komishinka Doorashooyinka Qaranka oo ka kooban Todoba Xubnood ayaa waqtigoodu ku eeg yahay dhamaadka Bisha Octoobar 2014-ka, taas darteedna madaxweyne siilanyo isagaan soo saarin wareegtaduu ku kala diray ayuu soo saarey qoraal uu xisbiyada kaga dalbanayo inay xubno cusub soo magacwdaan. Todobada Xubnood ee Komishinka Doorashooyinka Somaliland ka kooban yahaya ayaa madaxweyne Siilanyo soo magacaabayaa 3 xubnood,Gudoomiyaha Guurtida Saleebaan gaal ayaa isna soo magacabaya 2 Xubnood,halka Xisbiga Ucid iyo Waddanina soo magacabayaan hal hal xubin. Labada gudoomiye xisbi mucaarad oo qoraalkan ka dareen celiyey ayaa labaduba sheegeen in qoraalku soo gaadhay balse aan weli madaxweyne Siilanyo soo saarin digreetadu ku kala diray Komidhinkii hore ee doorashooyinka Somaliland oo waqtigoodu gabaabsi yahay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured