GUUL BAANU LEENAHAY CIIDANKA SOMALILAND HADAY SAAX-DHEER KU BARIISTEEN OO DAALIMIINTII AY DAADKA RAACSHEEN.

0
Thursday August 28, 2014 - 19:59:49 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 926
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GUUL BAANU LEENAHAY CIIDANKA SOMALILAND HADAY SAAX-DHEER KU BARIISTEEN OO DAALIMIINTII AY DAADKA RAACSHEEN.

    GUUL BAANU LEENAHAY CIIDANKA SOMALILAND HADAY SAAX-DHEER KU BARIISTEEN OO DAALIMIINTII AY DAADKA RAACSHEEN.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

GUUL BAANU LEENAHAY CIIDANKA SOMALILAND HADAY SAAX-DHEER KU BARIISTEEN OO DAALIMIINTII AY DAADKA RAACSHEEN. Ciidanka Dalkaygoow Hambalyaanu Idiin Hibaynee Hore Uga Sii SocdaCiidanka Dalkaygoow Ku Hirqiya Hubka Cadowga oo Hareeraha Ka Soo OodaCiidanka Dalkaygoow Ali Khaliif Dagaal Ooge Laba Dible u Soo XidhaCiidanka Dalkaygoow Taleex & Degaankaba u Dacareeya Dagaal oogahaCiidanka Dalkaygoow Kuwa Xamar Ka Soo Daaduumay Dila oo Daldalaadna ugu DaraCiidanka Dalkaygoow Guul & Gobanimo ayaan Guule Idiinka BarinayCiidanka Dalkaygoow Cadawgaba Dhamaantii Cidhibtiisa GooyaCiidanka Dalkaygoow Geesiyaal Cadawgana Gumaada Guule Haydinka YeeloCiidanka Dalkaygoow Ciideena ood Difaacdaan & Calankeena Alla idin Caawin DoonaCiidanka Dalkaygoow Cadawga Jebiya oo Dila oo Cidhibtiisa GooyaCiidanka Dalkaygoow Cali & Dirkuu Wato Dabar Gooya oo DilaCiidanka DalkaygoowDucaan Idiin Diraynaa Daalimiintaa Dabar Gooya oo XidhaWaxaan Hablayo & Duco u soo diraynaa Ciidamada Somaliland ee kuwa gardarada ku yimid CiidaS/Land ee Xamar ka Soo Duulay & Horjoogaha Dagaal oogaha ah ee dhiiga Shacabka walaalaha kumagac & Mansab doonaya ee Cali ee dabka uun kula jira Ciida Somaliland in la cidhib tiro.Guul & Gobanimo



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured