Xildhibaan Hanad Xaashi Oo Dhul Boob Ka Bilaabay Shacabka Meel Wado Ahna Habeen Madaw Dhisay {Daawo Sawiro}

0
Thursday August 28, 2014 - 19:44:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 899
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Hanad Xaashi Oo Dhul Boob Ka Bilaabay Shacabka Meel Wado Ahna Habeen Madaw Dhisay {Daawo Sawiro}

    Hargeisa(xogreebnews.com-–Xildhibaan Hanad Xaashi oo katirsan xildhibaanada golaha deegaanka Hargeysa ayaa meel wado ah oo ku taala xaafada shacabka ka bilaabay dhisme guri. Dadka xaafada ayaa saaka aroortii kusoo toosay wadadii oo says cusu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-–Xildhibaan Hanad Xaashi oo katirsan xildhibaanada golaha deegaanka Hargeysa ayaa meel wado ah oo ku taala xaafada shacabka ka bilaabay dhisme guri. Dadka xaafada ayaa saaka aroortii kusoo toosay wadadii oo says cusub laga dhisayo,
Hargeisa(xogreebnews.com-–Xildhibaan Hanad Xaashi oo katirsan xildhibaanada golaha deegaanka Hargeysa ayaa meel wado ah oo ku taala xaafada shacabka ka bilaabay dhisme guri. Dadka xaafada ayaa saaka aroortii kusoo toosay wadadii oo says cusub laga dhisayo, kuwaas oo shaqaalihii dhismaha ee goobta joogay kala eryay. Xildhibaan Hanad Xaashi ayaa habeenkii ka horeysay saqdii dhere kusoo rogay lawdhadh dhagaxaan iyo jaajuur ah, kaas oo damacsanaa in uu habeen madaw ka gaadhsiiyo dhismaha wadadan uu doonayay in uu dhisto.
Sida dadka xaafada ku dhaqani warbaahinta qaar u xaqiijiyeen, waxa markii hore meesha wadada ah oo ku taala xaafada shacabka, khaasatan agagaarka xafiiska Akaadaamiga Hormarinta Af Somali-ga ee Gaariye ama agagaarka guriga uu wasiirka maaliyada Somaliland dagan yahay, waxay dawlada hoose u soo dirtay cagaf. Taas oo dadka xaafadu sheegeen in ay xataa qasabadii biyaha ka jartay cagaftaasi markay banaynaysay meeshaas.
Xildhibaan Hanad Xaashi oo codka ugu badan ka heley degmadan Kood-buur ayaa kamid ahaa xildhibaanadii ugu codka badnaa golaha deegaanka Hargeysa.Download 20140828_061742.jpg (236.9 KB)Download 20140828_063542.jpg (233.4 KB)Download 20140828_061722.jpg (237.2 KB)Download 20140828_061659.jpg (216.9 KB)Download hanad.jpg (29.3 KB)Download 20140828_084152.jpg (288.1 KB)Download 20140828_084013.jpg (281.9 KB)
xogreebnews.com-office Hargeisa/somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured