dagaal oogge cali khaliif oo goor-dhoweyd tuullo la yidhaahdo Togga Eerigo shir jaraa"iid ku qabtay,calan-calna af-ka u furtay akhriso.

0
Thursday August 28, 2014 - 19:28:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 882
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    dagaal oogge cali khaliif oo goor-dhoweyd tuullo la yidhaahdo Togga Eerigo shir jaraa"iid ku qabtay,calan-calna af-ka u furtay akhriso.

    Togga Eerigo (xogreebnews.com-Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galayr oo shir jaraa,iid ku qabtey deegaan la yiraahdo Togga Eerigo oo ku yaala meel 10 KM u jirta Xadka Itoobiya iyo Somaliya ayaa ka hadlay dagaalkii maanta Somaliland iyo Kh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Togga Eerigo (xogreebnews.com-Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galayr oo shir jaraa,iid ku qabtey deegaan la yiraahdo Togga Eerigo oo ku yaala meel 10 KM u jirta Xadka Itoobiya iyo Somaliya ayaa ka hadlay dagaalkii maanta Somaliland iyo Khaatumo ku dhex marey Saax dheer, wuxuuna sheegey inay iska kaashadeen Puntland iyo Somaliland.

Cali Khaliif ayaa sheegey caleemo saarkiisu inuu ka qabsoomay goobta uu ku sugan yahay ee la yiraahdo Togga Eerigo, Isagoona ku eedeyey Puntland, Somaliland iyo Dowlada Federalka Somaliya inay heshiis ku yihiin burburinta Khaatumo ayuu ku sheegey khudbad uu kula hadlay Cali Khaliif koox Wariyaala oo maanta ka raacay Saax dheer ka dib markii ay kusoo weerareen ciidamada maamulka Somaliland.waxay ku rajo wayn tahay inay idin soo gaarsiiso saacadaha soo socda Khudbada Cali Khaliif marka uu soo gaaro war-qabadkeena suxufi ka tirsan war baahinta madaxa-banaan oo ka mid ahaa wariyaasha uu Cali Khaliif kula hadlay Khudbada uu ka jeediyey togga Eerigo.Dhinaca kale Daahir Maxamed Maxamud oo ka mid ah dadkii qaban qaabinayay xaflada caleemo saarka Cali Khaliif Galayr ayaa u sheegey warbaahinta inay iska kaashadeen dagaalkii maanta Saax dheer looga saarey Khaatumo Puntland iyo Somaliland.Hadalka kasoo yeerey Khaatumo ayaa imaanaya xilli maanta ciidamo Somaliland ay dagaal ku qabsadeen goobtii lagu waday inuu ka dhaco caleemo saarka Madaxweynaha maamulka Khaatumo ee deegaanka Saax dheer Gobolka Sool

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured