Suldaanka guud ee subeer awal oo baaq ku aadan tahriibta u diray xukumada,kana warbixiyeey hawlaha doorashada iyo xiliga oo gabaabsi ah.

0
Thursday August 28, 2014 - 15:56:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 858
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaanka guud ee subeer awal oo baaq ku aadan tahriibta u diray xukumada,kana warbixiyeey hawlaha doorashada iyo xiliga oo gabaabsi ah.

    Hargeisa(xogreebnews.com-Suldaanka guud ee beel weyntaa subeer awal xasan suldaan cabdi laahi suldaan cabdi raxmaan suldaan diiriye,ayaa warbaahinta u sheegay in dalka maraayo xaalad adag .waxaana uu baaq aad uu culus u diray xukuumada Somaliland oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Suldaanka guud ee beel weyntaa subeer awal xasan suldaan cabdi laahi suldaan cabdi raxmaan suldaan diiriye,ayaa warbaahinta u sheegay in dalka maraayo xaalad adag .waxaana uu baaq aad uu culus u diray xukuumada Somaliland oo uu sheegay inay ka gaabiyeen wax-ka qabaashada tahriibtaa oo

Hargeisa(xogreebnews.com-Suldaanka guud ee beel weyntaa subeer awal xasan suldaan cabdi laahi suldaan cabdi raxmaan suldaan diiriye,ayaa warbaahinta u sheegay in dalka maraayo xaalad adag .waxaana uu baaq aad uu culus u diray xukuumada Somaliland oo uu sheegay inay ka gaabiyeen wax-ka qabaashada tahriibtaa oo maraysaa meel aaduu xun .waxaana uu suldaanku tibaaxay inay jiraan kooxo isku xidhan,kuwaaso tahriibya dadka.suldaan xasan oo arrintaasi ka hadlaayana waxaa uu yidhii”waxaa meel aad uu xun maraaya qorshe isku xidhan oo dhalinteenni lagu tahriibanaayo kuwaaso meel intaa la iskugu geeyo hadhowna laga raaro,xukuumadda waxaan leeyahay wasiirro loo saaro arrinta tahriibku waxba qaban maayan ee waxaa la iidiinka fadhiiyo inaad samaysaan sharci dejentana hor geysaan,sharci wax laaga qabanaayo,tahriibta oo la ciqaabo qofka uu raad-kaasi gallo iyo kuwaa ku lug-yeeshaba” Sidaas ayuu yidhii xasan suldaan waxaana intaas u ku daray in loo baahan yahay in laga yeesho tallo qaran.

Waxaa kale oo xasan suldaan baaq u diray as-xaabta mucaaridka ah kuwaaso uu kula taliyeey inay ilaaliyaan amniga dalku ku caanno maalay,waxaana uu yidhii suldaanku”qoloyiinka as-xaabta waxay maal-mahan lahaayeen waxaannu dhisaynaa tawlad ku meel gaadh ah waxaan leeyahay arrintaasi waa sharci darro dalku sharci buu leeyahay ee joojiya qar-jeexaa, “

Suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaanka guud ee beesha subeer awal waxaa uu ka hadlay arrinaha doorashooyinka oo isaago ka hadlaayana waxaa uu yidhii”doorashaddi wax aad uu kooban ayaa ka hadhay oo aad inuugo kooban waxaana lo bahan yahay in la suggo arrimaha doorshada oo la ilaaliyo wax tigga mucaardi iyo mu xaafidbaa dalka waa la wadaa-leeyahay ee taasna hala oggaaddo, doorashaddu waa muhiim oo dawladdanba waxaa ay ku timmi doorasho waxaa looga fadhiiya inay iyaanna qabato

Doorashadda oo wakhtigeedina la qabto waxaa jiraa daadaalo waxku ool ah kuwaaso hadda leh nniyad sammi waayo waxaa hadda la qabanaya oo la wadaa gudidi doorashada .sidaasi ayuu yidhii xasan suldaan

Cabdi casiis bashiir nuur

Xogreebnews.com —office Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured