Ciidamada Somaliland Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Saxadheer Soona Qabqabtay Wufuud iyo xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka soomaaiya oo U Timid Caleemo Saarka Galaydh

0
Thursday August 28, 2014 - 15:00:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 822
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Somaliland Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Saxadheer Soona Qabqabtay Wufuud iyo xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka soomaaiya oo U Timid Caleemo Saarka Galaydh

    Saxadheer(xogreebnews.com-Ciidadmaa Somaliland ayaa Saaka Waabarigii Weerar ku qaaday Magaagada Saax dheer oo Maamulka a khaatumo ay qorshaynayeen in lagu caleemo saaro Cali Khaliif Galaydh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saxadheer(xogreebnews.com-Ciidadmaa Somaliland ayaa Saaka Waabarigii Weerar ku qaaday Magaagada Saax dheer oo Maamulka a khaatumo ay qorshaynayeen in lagu caleemo saaro Cali Khaliif Galaydh.
Saxadheer(xogreebnews.com-Ciidadmaa Somaliland ayaa Saaka Waabarigii Weerar ku qaaday Magaagada Saax dheer oo Maamulka a khaatumo ay qorshaynayeen in lagu caleemo saaro Cali Khaliif Galaydh.
Khasaarada ka dhashay Weerar ay saaka Ciidamada ku qabsadeen Saax dheer ayaan ilaan ilaa hada la soo sheegin maadaama oo uu Dagaalku goor dhawayd Bilaabmay, hase yeeshee Wufuudii ka qayb galaysay Caleemo saarka Cali Khaliif iyo Maleeshadii Khaatumo ayaa Cagaha wax ka dayey kana Baxsaday Deegaanka Saax dheer halkaasi oo aan ilaa hada layn meel ay Jaan iyo Cidhib dhigeen.
Sidoo Kale, Ciidanka Somaliland ayaa Gacanta ku dhigay in ka baddan 40 qof oo isku jirra Xildhibaano Barlamaanka Somaliya ka Tirsan, kuwii khaatumo iyo Qurbajoog faro badan oo shallay soo gaadhay Saax-dheer.
Ciidamada Somaliland oo Waabarigii Saaka Dagaal Culus ku qaaday Saax-dheer oo lagu caleemo sarayey saaka Cali Khaliif Galaydh,.
Cali kahliif galaydh ayaa u baxsay dhanka itoobiya, balse Ciidnaka Somaliland oo Amar ka haysta dhanka Itoobiya ayaa waxa la sheegay in laysla marayo Meel Soddon Killomitir Gudaha itoobiya oo haatan dagaal culusi ka socdo.
Ciidanka ayaa la sheegay in Amar lagu siiyey in aanay ka hadhin illaa gacanta ay ku soo qabanayaan Cali khaliif galaydh



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured