Dr Fadal Oo Iska Casilay WADDANI, Warqad Uu Ugudbiyay Hogaanka Xisbiga Iyo Nuxurka Iscasilaadisa

0
Wednesday August 27, 2014 - 19:10:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 758
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dr Fadal Oo Iska Casilay WADDANI, Warqad Uu Ugudbiyay Hogaanka Xisbiga Iyo Nuxurka Iscasilaadisa

    Hargeysa(xogreebnews.com-Xogahayihii Gudida arimaha dibadda ee Xisbiga WADDANI Dr Maxamed Cismaan fadal oo maanta gelinkii dambe iska casilay Xilkii iyo weliba xubnimaddi Xisbiga WADDANI ayaa shaaciyay Sababta Rasmiga ah ee ka Dambsa is casilaadiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Xogahayihii Gudida arimaha dibadda ee Xisbiga WADDANI Dr Maxamed Cismaan fadal oo maanta gelinkii dambe iska casilay Xilkii iyo weliba xubnimaddi Xisbiga WADDANI ayaa shaaciyay Sababta Rasmiga ah ee ka Dambsa is casilaadiisa. Dr fadal Hargeysa(xogreebnews.com-Xogahayihii Gudida arimaha dibadda ee Xisbiga WADDANI Dr Maxamed Cismaan fadal oo maanta gelinkii dambe iska casilay Xilkii iyo weliba xubnimaddi Xisbiga WADDANI ayaa shaaciyay Sababta Rasmiga ah ee ka Dambsa is casilaadiisa. Dr fadal waxa Uu talaabadan ku macneeyay Arimo shaqsi ahaaneed iyo weliba si aan danihiisa gaarka ah hawlaha xisbigu baylah ugu noqon, Isagoona intaasi ku ladhay inaanu jirin tuhuno iyo weliba wax khilaaf ah oo uu shaqadda iyo xisbigaba Uga tegey, Sidaasina waxa uu ku sheegay Qoraal kooban Oo uu Gudbiyay Hogaanka Sare ee xisbiga WADDANI . Dr Fadal ayaa ka mid ahaa Xubnaha dhanka mucaaradada xisbigaasi ugu cad cad ee Xisbigaasi Balse xiliga ka kolayaystay mana cada in uu noqon doono siyaasi madaxbanaan oo xukumadda Dhaliila iyo in uu kuba biiro doono xisbiga kulmiye iyo taasi bedelkeeda oo noqon karta in uu kaba boxo saaxadda Siyaasadda,


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured